Connect with us

Madaxweyne Farmaajo “DANLEEY AYAA SHACABKA IYO XUKUUMADOODA KU DHEX JIRTA”

More Videos

  • Scared liar Alex Jones: U.S. has ‘colonized Minnesota with Somalis’ [VIDEO]

  • British MP praises Somaliland Elections at the House of Commons

  • Somalia’s Humanitarian & Disaster Management Minister resigned citing “Confusion and Disorder”

  • Kenyan-Somali, black, Muslim and Canadian: new doc explores Canada’s hyphenated identities

Published

on

Madaxweynaha ayaa khudbad dhaxalgal ah ka jeediyey Shirweynaha Ololaha Nabadaynta Gobolka Banaadir.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Xaaladan dagaalka muddo 10 sano ah lagu jiray “Laakiin waxaa isweyiin leh maxaa loogu jiray xaaladan?, maxaa keenay in dalkan uu xaalad dagaal ku jiro 10 sano?”

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay sababta “Dad badan kama warqabaan in dalku inuu dagaal ku jiro, waxaa dagaal ku jiray kaliya dadka dowladda iyagaana laga rabay inay dadka gaarsiiyaan inuu dalku dagaal ku jiray.”

Madaxweynuhu wuxuu tilmaamay in weligeed cidda Shacabka la socota kaliya ay guulaysto.

“Shacabkeenu waa shacab wanaagsan laakiin mar walba waxaa ku dhexjirta shacabka iyo xukumaddooda Danleey, wax hadda taagan kaliya maaha ee wax soo taxnaa oo soo jiray”

Continue Reading
Advertisement
Click to comment

You must be logged in to post a comment Login

Leave a Reply

Video

Lacagaha Deynta Soomaaliya lagu leeyahay Waa imisa?, Yaa nagu leh?

Published

on

Continue Reading

Video

Madaxweyne Farmaajo oo Ciidanka Xoogga Dalka Arrin muhiim ah u sheegay

Published

on

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad qiimo leh u jeediyey Ciidanka Xoogga Dalka. Iyadoo dalka uu ku jiro xaalad dagaal oo ka dhan ah argagixisada Al Shabaab ayaa Madaxweyne Farmaajo uu u sheegay CXDS inaysan marnaba ka daalin u shaqaynta dadkooda iyo dalkooda.

Continue Reading

Minnesota

Minnesotan Recounts Somali Terror Attacks, Vows to Fight Back

Published

on

The blasts were bad enough, but it’s what came after them that Jibril Afyare can’t forget.

“You have to go through bodies after bodies after bodies after bodies,” he described, “and some of these bodies are beyond recognition.”

Afyare was talking about the search for loved ones in the aftermath of two recent terrorist attacks in Somalia. He was in Mogadishu when a truck bomb killed more than 350 people on Oct. 14. Then, two weeks later, he was still there when a suicide car bomber killed dozens more.

“I don’t know how humanly possible you could cope with that,” Afyare said Monday from Minneapolis.

Afyare, a Minnesotan, said he lost eight family members in the attacks along with a dear friend, Ahmed Eyow, a Minnesotan who was visiting Somalia from Bloomington.

“This is tragic all around,” Afyare said.

He shared a story about a disabled man who depends on his children to get by; Afyare said they were both killed.

He also talked about his 30-year-old cousin, for whom he searched and searched, praying she was still alive, before finding out the truth.

“She was in a vehicle, a traffic jam,” he said. “They were all burned to death.”

Now, Afyare strives to turn his grief into hope. A member of former U.S. Attorney Andrew Luger’s Somali-American Anti-Terrorism Task Force, Afyare believes that with international cooperation, the terrorists who took his family and his friends can be stopped.

“The message is collectively, collectively, we can confront this.”

Continue Reading

BARTAMAHA TV

MADAXWEYNE FARMAAJO “SABABTA DALKU 10 SANO DAGAAL UGU JIRO WAA DANLEEYDA SIYAASADEED”

AMISOM TROOP DRAWDOWN WILL ‘SHOCK’ SOMALIA, EXPERT

Advertisement

TRENDING

  • Arts & Culture22 hours ago

    Kenyan-Somali, black, Muslim and Canadian: new doc explores Canada’s hyphenated identities

  • Somaliland20 hours ago

    British MP praises Somaliland Elections at the House of Commons

  • Briefing Room21 hours ago

    Somalia’s Humanitarian & Disaster Management Minister resigned citing “Confusion and Disorder”

  • Wararka [Soomaali]23 hours ago

    Talo & Tusaale: Shacabka & Xukuumadda – ABUUKAR ARMAAN

  • Somali News3 hours ago

    Somalia begins child rights bill drafting process

  • Sports3 hours ago

    Somalia, Sudan pull out of CECAFA Cup in Kenya

  • Minnesota47 mins ago

    Scared liar Alex Jones: U.S. has ‘colonized Minnesota with Somalis’ [VIDEO]