Wednesday, April 29, 2015

Wararka Maanta

Wararkii ugu dambeeyey oo Af Soomaali ah.

hassan sheikh garowe april 5

Garoowe (Bartamaha) adaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 28-4-2015 si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo Madaxda ...
images (2)

Muqdisho(Bartamaha)Wararka Saakay Naga Soo gaaraya Degmada Dharkeeynleey ee gobolka banaadir ayaa waxaa ay kusoo Waramayaan in Shalay Galab Liiqii Gabar 6 Jir ah uu ku Kufsaday halkaasi  Wiil Dhalainyaro ah ...
images (1)

Muqdisho(Bartamaha)Waxaa la soo sheegayaa in ciidamada AMISOM ee ku sugnaa qeybo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ay banneeyeen deegaano ay horay ugu sugnaayeen oo ay ka mid tahay degmada Jannaale oo ...
Bile

Muqdisho(Bartamaha)Weeraryahanka kooxda Saxafi iyo xulka qaranka Soomaaliya, ayaa booska loo beddeli doona, kaddib markii uu xulka dhaawac kaga haray da’yarka Maxamuud Cabdinuur Maxamed (Meeman). Xiddiga heerka caalami ee Bile, ayaa ...
27-300x169

Muqdisho(Bartamaha)Guud ahaan halka soomaalida ay dagto waxa ay isticmaalaan Xooga Dameerka hadana waxa ay u isticmaalaan si kabaxsan xuquuqda nafsada Xayawaanka . Dameerku Waa noole u baahan in la ixtiraamo ...
messs-150x150

Muqdisho(Bartamaha)Daqiiqado ka hor ayaa waxaa la diyaariyay isku aadka afar dhamaadka Koobka Champions League ee laga ciyaaro qaarada Yurub. Koobkaan ayaa waxa aiskugu soo haray afar koox oo ka socotay ...
download (1)

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa waxaa laga Dalbaday in ay Si Deg deg ah  Maxkamadda Usoo Taagto  Hogaamiyaha Maamulka raaskambooni Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe Dahir Amiin Jeesoow ayaa Waxaa ...
hassan sheikh

Aqaba (Bartamaha) 18 April 2015, adaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah ...
lllllllllllll-270x160

Muqdisho (Bartamaha)Ciidamada Booliska Dalka Koonfur Afrika ayaa Waxaa ay Hotel Ku Yaal Magaalada Durban ee dalkaasi kuunfur afrika ku ilaalinayaan dad ajnabi oo ay ku jiraan soomaali kuwaasi oo laga ...
10299931_905427992841709_2052115972449838125_n-150x39

Muqdisho (Bartamaha)Nin ayaa hada kahor nin ku hor arkay guri isagoo tuuksanayo waxa uu yiri:“War nin yahoow maxaa ku hor istaajiyey gurigaani? Ninkii kale ayaa ugu jawaabay “Gurigaan waxaa degen ...
dadaab ifo

Muqdisho (BARTAMAHA) gu horeynta, dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Dawladda Kenya oo tan iyo sanadkii 1991-dii magangelyo siinaysay qaxootiga isdaba-jooga ahaa ee ka soo cararayey dagaaladii ...
images

Muqdisho (Bartamaha)Sanad Waliba Wax Baa Masraxa Fuullo  oo la Hadal’hayaa Inkastoo Tani ay Soo Jiri Jirtay Hadana Sababo Badan oo is biirsaday ayaa  baaxad u yeelay oo  Baaqa iyo beesa ...
shirka cadaado 1

 Cadaado (Bartamaha) adaxweynaa Soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Cadaado uga furay shirka maamul-u-sameynta gobollada dhexe ee Soomaaliya oo dhowr jeer dib u dhacay. Dhismaha maamul ay yeeshaan koonfurta ...
CCC

Muqdisho (Bartamaha) adib markii magaalada Muqdisho aan kula kulmay 16ka bishan Safiir Sweden Danjire Mikael Lindvall waxaa dib ugu xaqiijinay xiriirka wanaagsan oo aan la leenahay Boqortooyada Sweden iyo dadkeeda. ...
Barakac-Kismaayo-iyo-Roobab

Muqdisho (Bartamaha) Magaalada Muqdsho Ayaa Waxaa Saakay Abaaro 9:00 Ka Bilaawday Roobab Mahiigaan ah Kuwaasi oo Biyo Dhigay Qeybo ka Mid ah Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Roobabka Maanta ka ...
Somalia al-Shabab

Muqdisho (Bartamaha) Qarax baabuur iyo weerar daba socday ayey kooxo hubaysan maanta ku qaadeen xarunta  Wasaaradda hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Koox ...
waraab

Hargeysa(Bartamaha) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ucid ee Soomaaliland Ing. Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay ayaa ka horyimid heshiiskii ay dhawaan magaalada Garoowe ku gaareen dowladda federaalka Soomaaliya iyo  Puntland. ...
madaxweyne baxay

Cadaado(Bartamaha) Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan SH Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud,wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in qabanqaabada soo dhaweynta  madaxweynaha ...
Capture

Muqdisho (BARTAMAHA)Kooxda  Manchester United ayaa waxaa ay Il Gooni ah Ku Eegeeysaa  saxiixa weeraryahanka kooxda Burnley ee Danny Ings, Iyadoo Dooneeysa in ay Kaga Guuleeystao Kooxda Liverpool oo Iyana Doondooneysa Weeraryahanka ...
download (9)

Muqdisho (BARTAMAHA) Xili Maalintii Shalay Aheed ay  Magaalada Muqdisho Ee xarunta dalka Ku Geeryootay Mid ka Mid Ah Labada haween Ee Ku sawiran  Lacagta Shilin Soomaaliga ah Ayaa Waxaa ay dadbadani ...

Sign In

Register

Reset Your Password

Email Newsletter

cccc