Category Archives: Wararka Maanta

Dawladda oo Xaqiijisay Dilka Taliye Ka Tirsan Al-Shabab

VOA Somali   Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd sheegtay in la dilay Taliyihii Guutada Amniyaatka iyo Sirdoonka ee Al-Shabab oo magaciisa lagu sheegay Cabdishakur Tahliil. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Tahliil … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dawladda Kenya oo La Wareegtay Sakariye Ismaaciil Xirsi

VOA Somali Sida ay sheegayaan wararka laga helayo dowlada Somalia, diyaarad Mlitari oo ay dowlada Kenya leedahay ayaa lagu soo warramayaa inay magaalada ku taalla xuduuda Kenya iyo Somalia ee magaalada Ceelwaaq ka qaadey Sakariya Ismaaciil Xirsi oo ah sarkaal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabab oo La Qabtay (Cod)

VOA Somali Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in magaalada Ceel-Waaq lagu qabtay mid ka mid ah saraakiisha ugu sarreeya ururka al-Shabab. Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa Zakariye Ismaaciil Xirsi waxaana uu ka mid ahaa saraakiisha ururka al-Shabab ee lacagta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashid: “Waxaan dardar-galinayaa helitaanka Siyaasad xasiloon oo isfaham leh, si loo gaaro aragtida 2016” (Sawirro)

*Sawirada Hoos ka fiirso. Muqdisho (BARTAMAHA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa horgeeyey golaha Shacabka Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, si ay u siiyaan codka kalsoonida kadib markii uu Madaxweynuhu … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Gaas oo ka Hadlay Heshiiska Somalia/Somaliland

VOA Somali Prof. Cabdiweli Cali Gaas, madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka hadlay heshiiska ka kooban 6 qodob ee shalay ay Djibouti ku gaareen madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo. Prof. Gaas  oo wareysi gaar ah siiyay VOA … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda faderaalka iyo Soomaaliland oo heshiis ku gaaray Jabuuti (AKHRISO+SAWIRRO)

  Jabuuti (BARTAMAHA) Wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ee ka socday magaalada Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay,iyadoona labada dhinac ay soo saareen qodobbo ay ku heshiiyeen. Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud iyo kan maamulka Soomaaliland ee uu … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Sharciga Xuduudaha & Federaalka

  Muqdisho (BARTAMAHA) Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ku ansixiyay kulan ay Muqdisho ku yeesheen sharciga guddiga xuduudaha & federaalka oo ay ka doodayeen labadii maalmood ee la soo dhaafay. Golaha ayaa sharciga ku ansixiyey fadhigii 21aad ee kalfadhigiisa shanaad … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SAWIRRO: Booqashadii madaxweynaha Soomaaliya ee magaalada Kismaayo

Kismaayo (BARTAMAHA) Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Wafdiga madaxweynaha ayaa u tagay Kismaayo si uu uga qeyb galo xaflad sagootin ah oo garoonka … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Shiinaha oo dib u dayactiraysa xarumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho (BARTAMAHA) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle iyo safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho ayaa booqday xarumo ay horay u dhistay dowladda Shiinaha oo xilligan la doonayo in dib loo dhiso. Xarumo muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho ayaa … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

DEG DEG: Cumar Cabdirashiid oo loo magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Muqdisho [BARTAMAHA] Goor dhowayd ayaa madaxwaynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay cidda noqonaysa ra’iisul wasaaraha xiga ee dalka Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa kaga hor dhawaaqay xubnihii golihii wasiirada ee hore, xubno ka tirsan bulshada caalamka iyo marti kale. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Iyo Hanti-dhowrka oo maanta Hortagay Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

Muqdisho (BARTAMAHA) Waxaa maanta hortagay Baarlamaanka Soomaaliya Xeer ilaaliyaha Guud iyo hanti-dhowrka Qaranka Dowladda halkaas oo su’aalo la weydiinayey Uga Jawaabay Xildhibaanada. Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Axmed Cali Daahir ayaa u sheegay Xildhibaanada Baarlamaanka iney hayaan cadeymo muujinaya musuqmaasuq … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

MUUNGAAB oo Sheegay in Cudurka dadka badan dilay Uga Shakisanyihiin Shuban biyood

Muqdisho (BARTAMAHA) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in cudurka aan la aqoon ee dadka ku dilay Yaaqshiid uga shakisanyihiin in u yahay Shuban-biyood. Guddoomiye Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay iney wadaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobey oo Dalbatay In la Caawiyo 2.7 milyan qof Soomaali ah

Nairobi (Bartamaha) Qaramada midoobey ayaa dalbatay lacag gaareysa 863 milyan oo doollar si loogu caawiyo Shacabka Soomaaliyeed 2.7 milyan oo qof oo u baahan gargaar degdeg ah . Afhayeenka Qaramada Midoobay Stéphane Dujarric ayaa sheegay in dhaqaalahaas degdeg loogu baahanyahay … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dhagayso: Barnaamijka Martida VOA iyo Madaxweyne Xasan Shiikh

VOA SOMALI Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo barnaamijka Martida ka qeybgalay ayaa ka hadlaya arrimo ay ka mid yihiin xaaladda Somalia iyo waliba kala aragti duwanaasho la sheegay inay ka dhex-jirta isaga iyo ra’iisul-wasaaraha. Weriyaha VOA Daud Aweys ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Dilaa Weriyeyaal badan Xamar ku dilay Xasan Xanafi oo nabad-sugiddu qabatay

Muqdisho (BARTAMAHA) Ciidanka nabad-sugidda qaranka Soomaaliye (NISA) ayaa gacanta ku dhigtay dagaalame ka tirsan Al-shabaab oo lug kulahaa dilalka wariyaal dhowr ah oo Muqdisho lugu dilay. Ninkan oo lugu magacaabo,Xasan Xanafi waana qof xasuus badan ku reebay wariyaasha Muqdisho,kaddib markii … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Sheekh oo muddo 30 cisho ah looga dhowarayo magacaabista ra’iisul wasaare cusub

Muqdisho (BARTAMAHA) Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo 30 cisho ah looga sugaya inuu soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub,kaddib markii goor dhaweyd baarlamaanka Soomaaliya ay cod ku rideen Cabdiweli Sheekh. Xasan oo ay is qabteen labo ra’iisul wasaare … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin oo waraysatay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax X. Afrax (FULL INTERVIEW)

Barnaamijka Wargelin Show ayaa waxaa todobaadkan marti noogu ahaa oo studiyaha nagu soo booqday Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cabdifitaax Xasan Afrax. Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Labo qarax oo ay ku dhinteen wariyaal iyo mas’uuliyin oo ka dhacay Baydhabo

Baydhabo (Bartamaha) Labo qarax oo midka hore uu ahaa qof soo xirtay jaakad walxaha qarxa ku xiranyihiin ayaa isku qarxiyay maqaayad ku taala bartamaha magaalada Baydhabo, iyadoo wax yar kadib gaari kale oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin Show: Gobolka Hiiraan, Xeryaha Dhadhaab iyo Mooshinka Xamar

Watch Previous Shows of Wargelin Show http://www.WargelinShow.com/ Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya. Bookings & Business Inquiries: [email protected] | Facebook | Twitter | … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Taladaan mid ka fiican weligeen haleeli mayno (MUHIIM) WargelinShow.com

WARGELIN SHOW Taladaan uusoo jeediyey Dhaqane raage weligeen mid ka fiican haleeli mayno. Dhaqanae Raage oo ah nin aad ugu xeel dheer siyaasadda Soomaaliya ayaa todobaadkan talo usoo jeediyey madaxweynaha, raiisal wasaaraha, xildhibaanada iyo hoggaanka baarlamaanka. Waxaa loo baahan yahay … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment