Dhallinyarada Canada iyo Gangsterka (VIDEO)
Dhallinyarada ku nool dalka CAnada qaarkood ayaa ku dhex habaabay nolosha qaabka daran ee Tuugta iyo gangsters-ka ay ku nool yihiin taasoo inta badan ku dambeysa dhimasho iyo qabri. Daawo muuqaalkan laga soo duubay iyagoo isu dhaaranaya. More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










