Category Archives: VIDEOS

Wargelin Show Oct 17-23 Warbixin: Soomaalida Koowaad ee UK soo degta iyo Siyaado

Wargelin Show Oct 17-23 Warbixin: Soomaalida Koowaad ee UK soo degta iyo Siyaado. Wargelin Show is Produced by Somali Multimedia Organization (SMO)Bookings & Business Inquiries: Aato@WargelinShow.comFacebook: https://www.facebook.com/wargelinshowTwitter: : https://twitter.com/AbdisalamAatoInstagram: https://instagram.com/AbdisalamAatoVlog Channel: http://www.youtube.com/bartamahaOfficial Wargelin Show Website:http://www.WargelinShow.com/Discussion & Dialogue provided byDialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin | Leave a comment

Shirkii Wadatashiga Garsoorka Soo Afjarmay Maanta (Video/Sawirro)

Muqdisho (BARTAMAHA) Shirkii wadatashiga ee looga hadlayey xeerarka garsoorka dalka ayaa maanta kusoo gebageboobay maanta magaalada Muqdisho Kulankan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa inta uu socday lagu falan-qeeyey arrimaha garsoorka, xeerka maxkamadda distuurka iyo hirgalinta qorshaha dib-u-habeynta hay’adaha … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Qodobada Heshiiska Puntland Iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Garowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday ayaa soo gabagaboobay. Qodobada ka soo baxay shirka ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: National conference on judiciary opens in Mogadishu

Mogadishu (Bartamaha) Somali ministry of Justice and constitutional affairs is hosting a conference intended to discuss the ongoing reform on judicial institutions of the country. Somali federal government top officials are reported to be attending in this conference on judiciary. Somali … read more »

Posted in Latest Somali News, VIDEOS | Leave a comment

Ugandan Independence Celebrations in Somalia

Bartamaha — The Somali President H.E Hassan Sheikh Mohamoud has applauded the Ugandan government for the significant investment into supporting the stabilization process in his country. He made the comments while presiding over celebrations to mark Uganda’s 52nd Independence Day … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Sababta aan Filimaanta Naxdinta u Daawanno

Maxaan inta qol mugdi ah isku soo xirno aan u daawanaa filimaan aad nooga nixinaya annagoo og?, Maxaa inaku sababa inaan madadaalo ka doonano filimaan habeenkii aan ka seexan weyno iyo maalmaha xigaba. Filimaanta Horror-ka loo yaqaan ama Naxdin Naxdinta … read more »

Posted in VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Sahro Mollim, 21 Year Old Somali Immigrant Masters Handmade Pasta in America

CHICAGO (WLS) — Making pasta by hand is a skill either learned over many years or passed down from generations of Italian cooks. But ABC7’s Steve Dolinsky says some of the best handmade pasta in Chicago is being produced by … read more »

Posted in Diaspora, VIDEOS | Leave a comment

Wargelin Show: Magaalada Baraawe oo Shabaab laga saaray

Bookings & Business Inquiries: Aato@WargelinShow.com Facebook: https://www.facebook.com/wargelinshow Twitter: https://twitter.com/AbdisalamAato Instagram: https://instagram.com/AbdisalamAato LinkedIn: www.linkedin.com/in/abdisalamaato Vlog Channel: http://www.youtube.com/bartamaha Official Wargelin Show Website: http://www.WargelinShow.com/

Posted in VIDEOS, Wargelin | Leave a comment

Wargelin Show Oct 3 – 9 Hodan Naleye, Haloo Gurmado Gabar Yar oo Kansar Qabta, Kuala Lampur

Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya. Todobaadkan waxaa barnaamijku ku saabsan yahay wareysi aanu la yeelanay gabadha wariyaha Somali-Canadian-ka ah ee Hodan Naleyeh, Waxaan kaloo … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wargelin | Leave a comment

Family tell of shock over missing Bristol girl believed to be heading for Syria

  Bristol — The family and friends of a 15-year-old schoolgirl from Bristol who is suspected of flying from Britain to join Islamist fighters in Syria have spoken of their shock and confusion. Police revealed on Monday night that the … read more »

Posted in UK & Europe, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Fishing Without Nets (2014 Somali Film) – Official Trailer

Shot in East Africa with Somali actors and directed by 2014 Sundance award-winning director, Cutter Hodierne, FISHING WITHOUT NETS tells the mesmerizing and sobering story of the bandits from the Somali point of view. First-time feature filmmaker Hodierne combines the … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Who is recruiting Minnesotans for ISIS?

KMSP-TV Minneapolis — A big part of the fight against the terror group known as ISIS and ISIL is taking place on American soil in places where young people are leaving the country to go join their cause, even fight … read more »

Posted in Featured, Minnesota, VIDEOS | Leave a comment

Wargelin Show SEPT 09-15, 2014 Maxaa Xigi Doona Shabaab, Xil ka qaadistii Sanbaloolshe, Muuqaalka Todobaadka

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin iyo Cabdisalaam Caato wuxuu ku saabsan yahay todobaadkan: Xil ka qaadista agaasimihii Nabadsugidda Qaranka Mudane C/laahi Sanbaloolshe miyey haboonayd iyadoo xilligan lagu jiro dagaal ba’an lagu waday Shabaab oo deegaanno badan laga qabsaday, Hogaamiyahoodiina la dilay?. … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wargelin | Leave a comment

VIDEO: Djibouti Donates Food to Somali population in the areas of Beletweyne

Beletweyne (BARTAMAHA)  The Djiboutian government has donated 250 tons of food items to the Somali population in the areas of Beletweyne and Buulo Burto. The items donated include sugar, cooking oil, flour and rice. The Djiboutian ambassador to Somalia Dayid … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Somali Prime Minister Visits Tiyeglow

Tiyeglow (Bartamaha) The Somali Prime Minister H.E Abdiweli Sheikh Ahmed has appealed for urgent humanitarian assistance for the people of the newly liberated town of Tiyeeglow, in Bakool region. The call was made during his visit to the town yesterday, … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Wargelin Show Sept 02-08 Wasaaradda Caafimaadka UK oo jawaab ka bixisey hadalkii Sh. Shibili + Siyaado

Barnaamijka wargelin ee todobaadkan ayaa lagu soo qaatay Jawaab ay ka bixisay Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Ingriiska hadalkii Shiikh Shibili ee ahaa inuu kusoo arkay dalka Ingriiska 700 oo gabdhood oo meel ku xaraysan oo qaba cudurka AIDSka, waxaa kaloo … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wargelin | Leave a comment

Dangerous work as taxmen return to Somalia

Aljazeera — Taxmen have returned to work for the first time in decades in the Somali capital Mogadishu.The Federal Government has decided to collect taxes from market traders as it tries to re-establish its authority in city.But dozens of collectors … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Somali Army and AMISOM capture Buulo Mareer

The Somali National Army together with the African Union Mission in Somalia have launched a joint military offensive, dislodging the al Shabaab from the town of BuuloMareer. The town is located approximately 150 km South of the Capital Mogadishu in … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Wargelin Show: Abaarta Soomaaliya ka jirta & Kuwii Hore Aug. 27 – Sept 01

Abaaraha Soomaaliya ka dhacay tan iyo intii aad caqlisatay waa imisa magacyadoodase makala taqaan?. Weligaa ma maqashay Abaartii Maadh Gambiya?. Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaa kuu sharaxaya Abaarta ka jirta gobolada Soomaaliya qaarkood iyo kuwii ka horeeyey. https://www.facebook.com/wargelinshow Follow us on … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Al-Shabab threatens to kill more politicians

Al Jazeera — The armed group al-Shabab has vowed to continue to assassinate politicians, as part of its strategy to fight the Somali government. At least five lawmakers have already been killed this year. But politicians in Mogadishu say they … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment