Kulan Looga Soo Horjeedo Madaxweyne faroole oo Ka Dhacay Gobalka Bari
Kulankaani ayaa waxa uu ahaa mid ay soo qaban-qaabiyeen Salaadiinta iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolka Bari ayaa waxaa looga soo horjeeday Madaxweyne Faroole waxuuna uu kadhacay Degmada Isku shuban ee Gobolka Bari. Salaadiinta iyo Isimadaan ayaa waxa ay diiradda ku saareen Kulamadooda Ololaha doorasho ee ka socda deegaanno ka tirsan Maamulka Puntland. Mid More...
OBAMA Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado OKLAHOMA
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa goor dhowayd ka hadlay masiibada ka dhacday Gobolka Oklahoma halkaasoo ay ku dhinteen ugu 24 qof, kadib dabaylaha ku dhuftay magaalada Moore oo u dhow Oklahoma City. Madaxweyne More...
AMISON Oo Sheegtay In Ay Lawareegeen Deegaano Ka tirsan Gobolka Bay
Taliska Ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka tirsan Gobolka Bay. Afhayeenka Ciidanka AMISOM korneel Cali Aadan Xumud ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanno More...












