Author Archives: sayfudiin Abdalle

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.

Dowladda New Zealand oo haweeney Soomaali ah 9 sano oo xarig ku xukuntay.

Bartamaha (Kuala Lumpur,Malaysia):-Caasha Cali Cabdille oo ah haweeney soomaali ah ayay Maxkamad ku taal dalka New Zealand ku xukuntay Sagaal sano oo xarig ah kadib markii ay isku dayday in ay afduubto diyaarad laga leeyahay dalka New Zealand sida ay … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Safarkeygii Dalka Malaysia

Kadib safar aan ku soo maray Mogadishu, Berbera, Hargeysa iyo Djibouti ayaan July 19, 2010 habeyn Isniin ah 11pm ka soo duulay gagida/garoonka Diyaaradaha ee caasimada dalka Djibouti ee Djibouti anigoo soo raacay diyaaradd ay leedahay sharikadda Yemenia Airways, waxaan … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles | Leave a comment

Rajo intee la eg ayay ka qaban karaan dhalinyarada in ey hogaamiyaan qarankeeni dumay?

Dhalinyaro, markaad maqasho ereyga dhalinyaro waxaa kuu sawirmaya da’da qofka, laakin dhalanyarimada waa inta u dhaxeyso caruurnimada iyo qaangaarnimada waxaana lagu tiriyaa da’da u dhaxeyso 15 ilaa 30 sida ku cad qiimeyn ay saaameyeen aqoonyahanada caalamka. Dhalinyarada iyo Dowrka bulshada … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Huuno, Ma Xamaraawi ayaa tahay?

Bartamaha — Bil ka hor July 3, 2010 ayaan ka safray Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya anigoo ku wajahanaa dalkeena Soomaaliya waxaana raacay Diyaaradda ay leedahay Shirkadda Juba airways ee sanadkii 1998 la aas aasay, saacad iyo Bar Duulimaad ah … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | 3 Comments

Tacsi ku socota Wariye Xamdi Mohamed Kadiye oo aabaheyd ku geeriyooday magaaladda Nairobi.

Dhamaan suxufiyiinta soomaaliyeed waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wariye xamdi maxamed kadiye iyo dhamaan reer kadiye oo aabahooda Maxamed Kadiye Cuuke ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya isagoo in badan ku xanuunsanayey waxeyna ilaahey uga baryayaan inuu … read more »

Posted in The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Will Additional Troops Defeat Al-shabaab?

On 11 July, twin bombings rocked the Uganda capital, Kampala, killing 76 people, mostly Ugandan civilians watching the FIFA World Cup final. The next day, while suspicions and concerns were mounting, Somalia’s Al Shabaab militants proudly claimed the responsibility of … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

Malayshiya waa aasiyada dhabta ah!

Malayshiya oo ay caalamku isku raacen iney tahay aasiyada dhabta ah ayaa hadana juquraafi ahaan marka loo fiiriyo waxey dhacdaa koonfur bari ee qaarada aasiya, bedkeda waxaa lagu qiyaasey 320,000 km2 dadkeeduna qiyaastiii ugu danbeysey ee la sameeyey sanadii 2009 … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, Wararka Maanta | Leave a comment

K’naan iyo Warbaahinta Dalka South Africa….Ma Argagixiso ayay moodeen mise?

K’naan Abdi Warsame sanadkan 2010 waxa uu noqday shaqsiga ugu caansan caalamka intiisa badan kadib markii heestiisa “Waving the Flag” ay noqotay hees indhaha caalamka soo jiidatay, K’naan ayaa sidoo kale ku caan baxay heesaha Raab-ka loona yaqaan “Rap songs” … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Maqaallo / Articles, The Story | 3 Comments

Somalia needs good government to turn back the terrorist tide

Al-Shabab is seeking to bolster support in Somalia by drawing a heavy-handed response from the country’s neighbours Has the world woken up to the risk coming from Somalia? The simultaneous bombing on Sunday in the Ugandan capital Kampala may be … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Maqaallo / Articles, The Story | 1 Comment

War dag-dag ah: Xisbiga Kulmiye oo ku guuleestay Doorashada Soomaaliland.

Bartamaha (Hargeeysa) Ciise Yuusuf Maxamed oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in xisbiga Kulmiye ee uu Hogaamiyo Axmed Maxamed Silaanyo ay ku guuleesteen Doorashooyinka dhawaan ka dhacay Somaliland. Munaasabad ka socota Hotel-ka Mansoor ayaa lagu shaaciyay hadalkan … read more »

Posted in Featured | 1 Comment

Mobile-ka ay Wariyaasha ugu jecelyihiin in ay Isticmaalaan waa Noocee?

Bartamaha (Nairobi):- Qof walba waxa uu jecelyahay dooq iyo wax uu si gaar ah u xiiseeyo balse marka ay timaado telephone dadku waxa ay wada jecelyihiin in ay isticmaalaan telephone-ka ugu wanaagsan ama Nooca ugu danbeeya ee shirkadaha caalamka ay … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, Maqaallo / Articles, The Story, Wararka Maanta | 1 Comment

“Better to be dead than live in Somalia“

As Somalis prepare for the celebration of the Independence and Unity Days on June 26 and July 1 respectively, mothers who have not seen peace for the past 20 years, are still crying for the pain of death. “I lost … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Adigoo Maqaayad Cunta ka cunaya haddii Madaxwayne uu soo galo Maxaad sameen laheyd.? + Sawiro

Brack Obama iyo Dmitry Medvedev oo ka wada cunteeyey Ray’s Hell Burger. Madaxwaynaha dalka Mareekanka Barack Obama iyo Dhigiisa dalka Raash-ka Dmitry Medvedev ayaa cunto si wada jir ah ooga cunay meesha la yiraahdo Ray’s Hell Burger. Maqaayadan la yiraahdo … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Famil-ka Lamaanaha Ingiriiska oo Lacag bixiyay.

Bartamaha (Nairobi):- Paul and Rachel Chandler oo ah Lamaane u dhashay dalka Ingiriiska ayna Burcadbadeed Soomaali ah ku afduubteen Biyaha Caalamiga ah gaar ahaan meel waxyar u jirta Waqooyiga Jasiiradda Seychelles bishii Octobar. “Waxaa na soo gaartay lacag gaareeysaa $430,00 … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Defence Minister: 17 ships and 409 sailors have been captured by Somali pirates

Bartamaha (Nairobi):-To date, 17 ships and about 409 sailors have been held captive by Somali pirates in different locations around the Somali coast and the Gulf of Aden, Bulgarian Defence Minister Nikolai Mladenov told the Cabinet on June 25 2010, … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Piracy, The Story | Leave a comment

Russia resumes ant-piracy mission off Somali coast

Russian Defense Ministry officials said Russia will resume its anti-piracy mission near Somalia in early July, APA learned from local media in Moscow yesterday. The Russian Pacific Fleet’s task force, led by the guided-missile destroyer Marshal Shaposhnikov, has accomplished its … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Danjire Ameeriko “Xuska Sanad Guuradii 50-aad ee Xoriyada Soomaaliya…..”

Bartamaha (Nairobi):- Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo ah Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya oo waraysi dheer siiyay Bartamaha ayaa sheegay in Safaaradda Soomaalidda ee dalka Kenya ay dhawaan qaban doonto Xuska sanadkii 50-aad ee ka soo wareegatay … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Somali NOC president: Prioritize local leagues rather than foreign games

On Monday the president of the Somali National Olympic committee, Aden Hajji Yabarow, called on Somali fans to turn their attention from the World Cup and instead watch the local leagues. Addressing the opening ceremony of the Somali basketball stars … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Axmed Godane:- “Reer Galbeed ayaa gadaal ka riixaya Doorashada Somaliland”

Bartamaha (Muqdisho):- Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab Axmed Cabi Godane balse magaca Sheekh Mukhtar Abu Zubeyr loo yaqaan ayaa digniin u diray shacabka Waqooyiga Soomaaliya gaar ahaan Dowladda la magac baxday Somaliland oo dhawaan doorashooyinka ay ka dhici doonaan. Fariintan uu Axmed … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii dalalka Islaam-ka ooga socday dalka Azerbeijan oo maanta la soo gabagabeynayo.

Bartamaha (Nairobi):-Maanta oo ah Khamiis 24ka Juun 2010 ayaa waxaa ka socda caasimadda Baku, ee dalka Azerbeijan shir sanadeedkii Bankiga Horumarinta Islaamka oo lagu wado in saacadaha soo socda la soo gabagabeeyo. Shirkan waxaa Somalia uga qeybgalay Wasiirka Lacagta ahna … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | 1 Comment