Author Archives: sayfudiin Abdalle

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.

Somali pirates seize American yacht crew off Oman

Four Americans sailing on a yacht off the coast of Oman have been taken hostage by Somali pirates, an international maritime watchdog says. The S/V Quest, owned by a retired couple, was hijacked 240 nautical miles (275 miles) off Oman … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Minnesota, The Story | 1 Comment

Burcad Baddeed lagu xukumay 33 sano xabsi ah.

Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa 33 sano iyo 9 bilood oo xabsi ah ku xukuntay burcad-badeed Soomaali ah oo lagu helay danbi la xiriira afduub loo geystay markab xamuul oo Maraykanku lahaa oo marayay biyaha badweynta Hindiya. C/Wali Cabdulqaadir Muse … read more »

Posted in Featured, Minnesota, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Waa kuma Madaxwayne Xusni Mubaarak, Maxaase ka garaneyesaa Taarikhiisa?

Madaxwaynihii dalka Masar xukumayay 30-kii sano ee ugu danbeeyay ee Jimco February 11, 2011 isaga tagay Xilka Madaxtinimo ayaan jecleestay in aan aqristayaasha la wadaago nolashisa oo kooban inkastoo qoraal iyo wax la mid ah aan lagu soo koobi Karin … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, The Story, Wararka Maanta, World News | Leave a comment

Maxaa sababay is badalka ka dhacay dalka Tunisia?

Is badalka dalka Tunisia ka dhacay ayaa ka biloowday kadib markii Mohamed Bouazizi oo ah wiil reer Tunisia ah kana baxay Jaamacad ay ku dhacday shaqo la’aan ku kaliftay in uu Qudaar ku iibiyo wadooyinka Magaaladda Sidi Bouzid oo ah … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta, World News | Leave a comment

Deputy Shot in Face Getting Better

A deputy trainee who was shot in the face by a reputed gang member during a shootout in East Los Angeles was recovering from surgery Thursday, with doctors remaining hopeful. “Looking at the big picture right now, he is exceeding … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Minnesota, The Story | Leave a comment

Soomaaliya:- 20 Sano Qax iyo Dowlad La’aan!

“20 sano kalle oo dagaal iyo dowlad la’aan ah diyaar ma u nahay?” Aniga oo web-ka google.com ka raadinaya dhibaatadda Dagaalada iyo saameenta uu ku leeyahay bulshooyinka ayaan isheedu qabatay “List of civil war” kadib markii aan sii aqriyay waxaan … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Bad Dusheeda Teenis ma lagu ciyaari karaa?

Xidigaha ugu Caansan xilligan aduunka ee ciyaarta Tenis-ka Rafael Nadela iyo Roger Federer ayaa ku wada ciyaaray Ciyaar xiiso badan Garoon biyaha Badda dalka Qatar dul sabeenaya. Ciyaartan ayaa aheyd ciyaar soo dhaween ah oo waxaa dhawaan furmi doona Xilli … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Larry King:- Boqorka Waraysiga iyo Su’aalaha Jilicsan.!

Daadihiyihii Barnaamij-kii Larry King Live ee ka bixi jiray TV-ga caanka ah ee CNN ee dalka Mareekanka, Lawrence Harvey balse ku magac dheer Larry King ayaa shaaca ka qaaday June 29, 2010 in uu shaqada warbaahinta ama wariyenimo isaga tagi … read more »

Posted in Featured, Madadaalo | Entertainment, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Sheekh Yuusuf Al-Qardawi iyo koobka Aduunka.

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia)..Heyada kubada cagta aduunka ee FIFA ayaa ku dhawaaqday 02 December, 2010 in dowladda Qatar ay ku guuleesatay marti galinta koobka aduunka 2022 kadib tartan ay la gashay dowladdaha Australia, Japan, south Korea iyo dowladda Mareekanka. Dowladda … read more »

Posted in Featured, Photos, Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Xasuusasho sanad kadib Qaraxii Hotel Shaamoow!

“Qurac Jabay sidiisii Qarankii ma u liicay” 03 December, 2009 waxa ay aheyd maalin murugo, tiiraanyo, qalbi-jab iyo uur gutaalo ku reebtay dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba ay ka joogaan Dunida balse waxaan is waydiiyay ilaa goorma ayay sii socon … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Xaflad xil wareejin ah oo ay is weydaarsadeen Jaaliyaddii hore Soomaaliyeed ee Malaysia iyo hogaanka Jaaliyadda cusub

Bartamaha (Kuala Lumpr, Malaysia)..Xaflad xil wareejin ah oo ay is weydaarsadeen Jaaliyaddii hore Soomaaliyeed ee Malaysia iyo hogaanka Jaaliyadda cusub Kuala Lumpure, 24 Nov. 2010, Xaflad ka dhacay Jaamacadda UIA ee caasimadda dalka Malaysia ee Kuala Lumpur ayaa lagu shaaciyay … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Wiil Soomaali ah oo fal argagixiso loogu xiray dalka Mareykanka.

Mohamed Osman Mohamud oo ah ah 19 Jir Soomaali ah, haystana dhalashada dalka Mareykanka ayaa lagu xiray Gobalka Oregan gaar ahaan Magaaladda Portland  Maalintii Jimcaha 26 Nofembar, 2010 saacadu marka ay aheyd 5:42 P.M fiidnimo. Ciidanka Amaanka, kuwa danbi barista iyo booliska … read more »

Posted in Featured, Minnesota, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

EXCLUSIVE: Whipped, threatened with beheading and on the brink of suicide. The Chandlers tell their awesome story of survival at the hands of Somali pirates

Fury blazed in the pirate chief’s eyes as Paul and Rachel ¬Chandler clung to one another defiantly beside their makeshift tent in the remote Somali desert. By refusing to be separated, as he had ordered, the English hostages whom he … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story, UK & Europe | Leave a comment

Somali gangs in US turn young girls into sex slaves

In Summary More than 25 youths are being accused of running an organised prostitution ring where customers had to pay for sex with money or drugs MINNEAPOLIS When the girl now identified as Jane Doe 2 came under their control … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Minnesota | Leave a comment

Boqoradda dalka Ingiirska oo Booqatay Masjid.

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia).Boqoradda dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Imaaraadka Carabta ayaa booqatay masjidka Sheikh Zayed oo ah Masjidka ugu weyn dalka Imaaradka Carabta. Boqoradda dalka Ingiriiska ayaa inta aysan Masjidka galin waxaa … read more »

Posted in Featured, Photos, Wararka Maanta | 1 Comment

‘I saved Chandlers from Somali pirate Kidnap No2’

FREED kidnap Britons Paul and Rachel Chandler were seconds from being RECAPTURED by blood-thirsty Somali pirates, The Sun can reveal. Brave ex-London cabbie Dahir Kadiye, 56 – who negotiated the couple’s release – told how a rebel group in the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story, UK & Europe | 2 Comments

Safarkeeygii Jaamacada UUM ee waqooyiga dalkaMalaysia..

Intii u dhaxeesay 30 Octobe-7 November, 2010 ayaan safar gaaban ku aaday Waqooyiga dalka Malaysia oo ay ku taal Jaamacada Utara Malaysia ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan UUM isla markaana ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah. … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

16 civilians killed in fighting in Somali capital; shells hit market, almost 50 wounded

MOGADISHU, Somalia — An emergency official in the Somali capital says at least 16 civilians were killed during fighting between Islamist insurgents and pro-government forces. Ambulance service chief Ali Muse said Wednesday that 47 others were also wounded across the … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, The Story | Leave a comment

Sideey u ciideen Soomaalida ku nool dalka Malaysia.!

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia):-Dalka Malaysia ayaa si wada jir ah looga ciiday Arbaco 17-Novemeber, 2010 iyadoo go’aan ay Culumada wadanka gaareen lagu cadeeyay in Maalin ay Malaysia dowladdaha Islaam-ka gaar ahaan dalka Sacuudiga ka danbeyn doonto arrimo la xariiro kala … read more »

Posted in Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Soomaali ka qeyb gashay bandhig dhaqameed ka dhacay dalka Malaysia (Sawiro)

Bartamaha (Kuala Lumpur, Malaysia):-Waxaa dalka Malaysia ka dhacay bandhig dhaqameed ay soo qaban qaabiyeen Maamul-ka Collage-ka RIMA international collage ee ku yaala Caasimada dalka Malaysia ee Kuala Lumpur iyadoo Collage-kan ay dhigtaan Soomaali badan oo ka kala yimid daafaha Dunida … read more »

Posted in Featured, Photos, Wararka Maanta | 4 Comments