Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Daafaca Juventus Giorgio Chiellini ayaa Garoomada ka maqnaan-doono 2bil

Juventus ayaa lagu waramayaa in muddo laba bil ah ay weynayaan daafacooda birta  ah Giorgio Chiellini kaasi oo dhaawac culus uu ka gaaray dhanka laf dheerta . Waxaa lagu waramay in Giorgio Chiellini in  uu ku dhaawacmay xisada tababarka kooxda … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Ciidamada Marineska AMISOM oo howl galo ammaanka lagu sugayo ka wada Xeebaha Muqdisho

Howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa howl galkeeda waxaa qeyb ka ah Ciidamo Marines ah, kuwaasoo bilaabay inay doomo dheereeya ay ammaanka xeebaha Muqdisho ku xaqiijiyaan.Ciidamadan Marineska oo ka socda Uganda ayaa dhowaan loogu tababaray inay ka qeyb qaataan sugida ammaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Munaasabadda maalinta Booliska Soomaaliyeed oo lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho

  Waxaa lagu wadaa saacadaha soo socda ee maanta in munaasab ballaaran oo lagu xusayo maalinta Booliska lagu qabto dugsiga sare ee Jeneraal kaahiye ee magaalada Muqdisho. Qaban-qaabada munaasabadda ayaa waxaa ay hadda tahay mid si heer sare ah u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

David Villa Oo Lala Xariirinayo Kooxda Swansea City

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in weraryahanka Barcelona David Villa uu u dhaw yahay in uu ka huleelo Barcelona marka suuqa kala wareega uu fumo , waxaana la xusayaa in horyaalka ingiriiska uu gaari doono iyadoo uu ka galayo daaqada Sawansea … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Bayern Munich Oo Qandaraaska U Kordhisay Thomas Müller

Naadiga Bayern Munich ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in hishiiska ay u kordhiyeen xidigooda da`da yar ee Thomas Müller iyadoo uu la sii joogayo ilaa iyo sanadka 2017-ka . Madaxa kooxda ayaa ka sheegay bogga Bayern Munich In Muller  uu … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Alex Song ” Waxaan Rajeynayaa In Arsenal Iska Hor Imaano” Iyo Qoryo Tuurka Oo Maanta Dhacaya.

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Barcelona Alex Song ayaa qiray in arin gaar ay u ahaan laheyd hadii koxdiisa wareegga 16-aad ee horyaalka kooxaha yurub isku aadaan kooxdiisii hore ee Arsenal . Maanta ayaa la qabanaya munaasabada qoryo tuurka wareega … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Adel Taarabt ” Barcelona Ayaa Si Weyn Ii Dooneysa “

Kubad sameeyaha kooxda QPR Adel Taarabt ayaa shaaca ka qaaday in naadiga Barcelona iyo kooxda dalka RassiaAnji Makhachkala ay si weyn u daneynayaan in ay la hishiiyaan . Inakstoo hishiis afar sano gaaraya uu u saxiixay laacibkaan u dhashay Maroco kooxdiisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

PSG oo usoo jeesatay labada Portugues

Sheikh sacuud bin cabdi raxmaan aal taani, gudoomiya olmpics-ka Qatar iyo garabka koowaad ee mulkiilaha kooxda Paris Saint Germain ayaa cadeeyay in Cristiano Ronaldo iyo Jose Mourinho ay yihiin target  kooda ugu horeeya oy usoo jeedsanayaan dhinacooda, una soo jeedayaan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Sir “sidee ku garan kartaa in ninkaaga been kuu sheegayo”

Gabaryaheey haddii aad dooneyso in si fudud aad ku ogaato xiliga ninkaada uu ku sheekeynayo in warkiisa sax yahay ama been yahay waxaad raacdaa habkaan hadaad ku aragto ogaaw been ayuu ku sheegayaa Indhaha Been Ma Sheegaan: marka uu wax … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Nin Beeraley ah oo Hal Mar Aroosey Laba Haween Oo ay ilmo Adeer Yihiin

Nin u dhashay dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Abdul Rahman Nayef al-Obeidi, oo 22 sano jir ah ayaa sameeyey mid ka mid ah sheekooyinkii ugu xiisaha badnaa oo ay si weyn saxaafadu u hadal hayso ka dib markii uu hal … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | 3 Comments

Messi Oo Ka Caawiyay Kooxdiisa Barcelona Inay Dardaraan Atletico Madrid, Xili Ay Sii Dheereeysatay Hogaanka

Kulan Xiiso Badan oo Caawa isha lagu wada hayay ayaa ka dhacay Garoonka Kooxda Barcelona ee Camp Nou taas oo dhex marayay Labada Kooxd ee ugu Sareeya Horyaalka La Liga  ee Barcelona Vs Atletico Madtid waxuuna ku soo dhamaaday 4 … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | 1 Comment

5 Sano jir oo codsaday in loo guuriyo

khalid oo ah wiil yar oo kunol magaaladda Tacis ee Dalka Yamen oo Ay da’diisu tahay 5 jir  ayaa dareema baahi aad u wayin in loo dhiso gabdh.Isagao Xili Kaste Dareenkisu Kacsan Yahay Sidii Qofweyn oo Kale oo Qan Gaar … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ] | Leave a comment

Muuqaalka Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Reading v Arsenal

LINE-UPKA MACQUULKA AH READING Federici Cummings, Pearce, Mariappa, Shorey        McCleary, Leigertwood, Tabb, McAnuff         Hunt, Le Fondre ARSENAL Szczesny Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs Arteta, Wilshere Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Podolski Giroud Reading ayaa laga yaabaa inay … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Chelsea oo laga qaaday Club World Cup

7 Kooxda kasoo jeeda wadanka Brazil ee lagu magacaabo Corinthians ayaa qaaday koobkii aduunka ee kooxaha, halkaasoy ka qaaden koobkan naadiga Chelsea ee wadanka England, kuwaaso kaga badiyay gool iyo waxba. Gool ka khaliya ee ciyaarta la dhaliyay ciyaaryahanka Peruvian-ka ah … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Manchester United Oo Sedexleey Uga Talaabsatay Sunderland Hogankeedana Dhakab Dhahday & Liverpool Oo La Xanunjiyay

U Robin van Persie, Tom Cleverley iyo Wayne Rooney Goolal ay dhaliyeen ayaa kaafi ku noqday kooxda Manchester United inay hogaankooda kusoo xajistaan kulankii ay ku qaabileen qalcada Old Trafford  Kooxda Sunderland waxaana ay uga farxasheen 3-1 . Manchester United ayaa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Shacabka Degmada Waabari oo Saakay Xafadooda ku arkay Arin ay ka Naxeen marna ay ku Ooyeen

Wararka aanu ka heleeno Degmada Waabari ee gobolka Banaadira ayaa sheegaya in Degmadaasi saakay waabarigii lagu arkay dad  meyd ah oo shacabkii indhaha saaray aad ugu naxeen. Meydadka ayaa ahaa wilal dhalintari ah sida dadweynaha ay inoo sheegeen oo si … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wenger Oo Si Naxriis Leh Isha Uga Haya El Shaarawy

Wenger ayaa amaan kala dul dhacday xidiga u soo baxay kooxda Milan ee El shaarawy isaga oo sheegay in uu aad u jecleestay hab ciyaareedkiisa xilli Milan u muuqato in laacibkaan si sahal ah ku fasixi doonin . Laacibkaan asal ahaanta … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Nin 25 sano jir ah oo dhigay iskoor shukaansi kii ugu yaabka badnaa Dunida.

Louis  Patterson oo ah 25 sano jir udhashay dalka Mareykanka ayaa dhigay Iskoor shukaansi kii ugu yaabka badnaa. Ninkaan ayaa habeen qura xa uu hal Huteel ku balamiye  25 haween ah oo mid walbaa gaarkeeda ubalamiye isagoo arintaa kaga gol … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ] | 1 Comment

jack Wilshare ” Sanadkaan Horyaalka Waan Qaadeynaa”.

Inkastoo natiijooyin aan wax ku ool aheyn la yimaadaan xilli ciyaareedkaan kooxda Arsenal hadana laacibka dhawaan dhaawaca ka soo kacay ee Jack Wilshare waxa uu leeyahay waxaan aminsanahay in Arsenal ay ku guuleysaneyso sanadkaan horyaalka ingiriiska . Wiilsha dhalinyarada ayaa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

R.Mancini ” Sir Alex Maskaxda Haku Hayo Horyaalka Ma Dhamaan”

  Macalinka Man City Roberto Mancini ayaa amaanay qaabka ciyaartooyda City u ciyaareen kulankii New Castle isaga oo xusay in guul daradii United aysan saameyn ku yeelan . “waxaan fariin u dirayaa Alex oo aan leeyahay horyaalka weli ma dhamaan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment