Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Wiil gabar uu jeclaa darteed wadnihiisa Mindi uga taagay (Qiso Jaceyl oo Naxdin leh)

Wiil Magaciisa lagu sheegay Cumar Jaanqi una dhashay daka Sudan ayaa Jaceyl uu gabar u qabay dartiis la sheegay in Wadnihiisa uu mindi u dhex dhigay isagoo halkaasi ku dhintay. Gabadhaan wiilkaan Jaceyl buuran uma aysan qabin waxaana ay ahayd … read more »

Posted in Madadaalo | Entertainment | Leave a comment

Shacabka degmada Deyniile oo ka cabanayo Ciidanka dowladda

Shacabka ku nool Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay kala kulmaan qaar ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Mid kamid ah odayaasha deegaanka oo la hadlay warbaahinta ee  Muqdisho ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ardayda Jowhar Wax ka Barata oo Maanta u Fariistay Imtixaamka Teeramka ama Nisful-caamka loo yaqaano

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in dhamaan ardayda wax ka barata Dugsiyada ku yaala Magaalada iyo magaalooyinka kale ay u fariisteen imtixaanka teeramka ee sanad dugsiyadeedka 2011-2012. Waxaa saakay la arkayay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muuqaalka Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Liverpool v Aston Villa

Kulan Xamaasada Badan eeu dhaxeeya labadaan koox ee Liverpool iyo Aston Villa  ayaa hadaanu ku horeyno Ciyaartooda ukala safan doonto waxa ay kala yihiin sidatan: LINE-UPKA MACQUULKA AH: LIVERPOOL Reina Johnson, Skrtel, Agger, Downing Sterling, Shelvey, Lucas, Suso Gerrard Suarez … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Mourinho iyo Messi oo lagu soo martiqaaday ciyaarta lagu macasalaamaynayo Michael Ballack

Ciyaar yahankii hore ee xulka qaranka Germany Michael Ballack oo loo qaban doono ciyaar lagu macasalaamaynayo 5-ta June 2013, ciyaartaaso la filayo inay kasoo qayb galan tababarihiisi hore Jose Mourinho iyo xidiga reer Argentine Lionel Messi. Warar laga soo xiganayo … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Vidic oo lagu daray liiska ciyaartoyda la kulmi doona Sunderland

Tababaraha kooxda Man United Sir Alex ayaa ku daray captain-ka kooxda “Nemanja Vidić” liiska ciyaartoyda la dheeli doonta kooxda Sunderland, maalinta sabtida,wareega 17aad ee horyaalka Premier League. Difaacan u dhashay wadanka Serbia, lamuu ciyaarin kooxdiisan “Man U”  ilaa iyo sebtember-tii … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Ozil oo ku sii jeeda dhanka Manchester United

Warar kasoo baxaya saxaafadaha  ingiriiska in tababaraha Man United uu si xooga u rabo kubad sameeyaha Real Madrid ee Mascuud Ozil. Warkaaso ka yimi saxaafada lagu magacaabo Daily express taaso sheegtay inuu khilaafyo ka dhex jiraan tababaraha Real Madrid Jose … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Frank Lambard Oo doonayo in uu ka dhaqaaqo Kooxdiisa Chelsea… Sababta Maxay tahay?

Xidiga qadka dhexe kubada uga qaabeya Chelsea Frank Lampard ayaa qiray in xariirka kala dhaxeeya kooxda uu qarka u saaran yahay in uu dhamaado. Waxa uuna warkaan soo baxayaa xilli laacibka ka war helay in naadiga dooneyn in hishiis cusub … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Man United Oo War Farxad Leh Ka Heshay Vidic

Bartamaha - Daafaca adag ee Man United ayaa ku soo laabtay garoomada ka dib makii uu ka soo caafimaaday dhaawacii lugta ahaa ee uu ka sheeganayay iyadoo Sir Alex uu sheegay in uu ka qeyb gali karo kulanka ay la leeyihiin … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay sii ambaqaadi doonaan wada hadaladii Madaxda Somaliland iyo Dowladiisa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay sii socon doonaan wada hadaladii u dhaxeeya dowladda iyo Maamulka Somaliland, isagoo xaqiijiyay in daruufo yar yar ay hakiyeen wada hadaladii socday. Wareysi gaar ah oo uu Madaxweynuhu siiyay laanta afka Soomaaliya … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Wenger Iyo Ku Xigeenkiisa Bould Oo Kala Dhantaalmay, Xilli Wenger Uu Taageero Dhaqaale Ka Helay Milkiilayaasha Arsenal

Sida lama filaanka aheyd ee Arsenal ay uga hartay koobka Carling Cup iyadoo ku baxday gacmaha kooxda heerka afaraad ee Bradford ayaa waxa ay keentay sida wargeyska The Sun uu qorayo kala qeybsanaan ka jirta qolka labiska ee Gunners. Steve … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports | Leave a comment

Jose Mourinho: Mar Walba Malahan Guuldarrada Kooxda Tababaraha

Jose Mourinho ayaa ka hadlay sida uusan u la dhacsaneyn qaab ciyaareedka Real Madrid kulankii xalay ay guuldarada 2-1 ka soo gaartay Cetta Vigo, laakiin waxa uu diiday inuu qaato mas’uuliyada guuldaradaas. Kooxda Santiago Bernabeu ka dhisan ayaa 2-0 lagu … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Chelsea Oo Walaac Ka Muujisay Kubbada Technology-yada Xariiqda Goosha Ka Hor Kulanka Maanta

  Rafael Benitez iyo Gary Cahill ayaa ka hadlay walaacooda ku aadan kubadaha teknooloojiyada xariiqda goosha ee Chelsea ay maanta ku ciyaari doonto semi-finalka Club World Cup. Kooxda heysata koobka kooxaha horyaalada Yurub ayaa kulankeeda ugu horeya ee koobkan waxa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured | Leave a comment

Sergio Ramos ” Aayaheyga Sports Waxaan Ku Dhameysanayaa Real

Sida uu qorayo wargeyska Marc ee ka so baxa dalka Spain daafaca Real Madrid Sergio Ramos ayaa doonaya in kooxda uu la sii joogo sanado badan ilaa uu ka fariinsanayo aayaha Sports-ka . Hishiiska hatan uu ugu joogo Ral ayaa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Gareth Barry Oo Qarka U Saaran In La Ganaaxo

Ururka kubada cagta ingiriiska ayaa ku eedeyay laacibka City Gareth Barry in erayo qaldan uu ku dhawaaqay intii uu socday kulankii darbiga City iyo United , waxaana loo qabtay muddo laba maalin ah in uu kaga soo jawaabo eedeymaha loo … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Man United Oo Dooneysa Xidiga FC Porto James Rodriguez

Naadiga Man United ayaa si weyn u daneynaya in ay kooxda ku soo biiriyaan laacibka garabka bidix kubada uga qaabeysa naadiga FC Porto ee u dhashay dalka Prazil James Rodriguez kaasi oo qarka u saran in kooxdiisa uu ka huleelo … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Maamulka Gobolka Sh/Dhexe oo baaq u jeediyay Hey’adaha Gar-gaarka

Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ugu baaqay Hey’adaha sama falka inay gar gaar la soo gaaraan deegaanadii ay gaareen, si dadka ku dhibaateysan ay u helaan gar gaar bani’aadanimo. Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ugu baaqay Hey’adaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Barcelona Oo Gacan U Haatineysa Daafaca Chelsea ee David Luiz

Naadiga Barcelona ayaa si weyn u baadi goobeysa daafaca reer Chelsea David Luiz, iyadoo aysan aheyn markii ugu horeysay oo laacibkaan laga soo waco kooxda Barcelona , waxaan horay u soo dalbaday kooxda Real Madrid . Barcelona ayaa ka cabaaneysa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment

Xiddiga Iyo Macalinka Ugu Fiicnaa Bishii November Horyaalka Premier League

Tababaraha kooxda West Brom Steve Clarke iyo xiddiga Everton Marouane Fellaini ayaa loo magacaabay tababaraha ugu fiicnaa Premier League iyo ciyaaryahanka ugu fiicnaa Premier League bishii November. Kooxda Clarke ayaa seddex kulan oo isku xigta laga badiyay, laakiin kaliya hal … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured | Leave a comment

Tababare Wenger oo hoos ula hadlaya Gustavo, Asagoona dul dhigayna 10million si uula soo wareego

Tababaraha kooxda Arsenal oo cadeeyay in ciyaaryahanka Bayern Munich Luiz Gostavo uu usoo wareegi doono kooxdiisa bisha January ka dib marka uu furmo suuqa kala iibsigu, ka dib markii uu miiska dul saaray 10million pound. Ciyaaryahankan oo usoo wareegay kooxdiisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment