Calendar

R/W Farmaajo oo Shariif Xasan Eedeeyey (DHAGEYSO)

1Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in uu jiro gorgortan siyaasadeed oo ka dhex socda kulanka labada shariif oo illaa in muddo ah ku sugan magaalada Kampala ee dalka Uganda

Idaacadda VOA ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra’iisal Wasaaraha Somalia, marka horena wax ka weydiisay dareenkiisa ku aaddan nuxurka kulanka labada Shariif uga socda dalka Uganda.

Halkan ka dhagayso Codka Raiisal Wasaaraha

2

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: