Calendar

Taladaan mid ka fiican weligeen haleeli mayno (MUHIIM) WargelinShow.com

WARGELIN SHOW

TALO DHAQONE RAAGETaladaan uusoo jeediyey Dhaqane raage weligeen mid ka fiican haleeli mayno.
Dhaqanae Raage oo ah nin aad ugu xeel dheer siyaasadda Soomaaliya ayaa todobaadkan talo usoo jeediyey madaxweynaha, raiisal wasaaraha, xildhibaanada iyo hoggaanka baarlamaanka.

Waxaa loo baahan yahay ayuu yiri “Madaxweyne Dulqaad leh, RW wax ka maqla, Wasiiro dhexdhexaad ah oon Raiisal Wasaarihii keenay iyo Madaxweynaha mid la safan iyo Baarlamaan iyo gudoomiyihiisa oo aan Gar hal dhinac ah qaadin iyagoon dhagaysan dhinaca kale ayaa loo baahan yahay”

Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa uga hadlaynaa Ismariwaaga hoggaanka dalka. Xildhibaanada, Raiisal Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

 

Watch Previous Shows of Wargelin Show
http://www.WargelinShow.com/

Bookings & Business Inquiries:
[email protected]
| Facebook | Twitter | Instagram | LinkedIn | Youtube Channel |

Wargelin Show is Produced by
Somali Multimedia Organization (SMO)

Discussion & Dialogue provided by
Dialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: