Calendar

War DEG DEG Osama Binulaadin oo la sheegay in Uu Dhintay (VIDEO)

bin ladenBartamaha — Waxaa saxaafada Maraykanku Daboolka ka qaaday in aqalka cad laga soo sheegay in ciidamada Maraykanku Dileen Osama Binulaadin oo ahaa asaasihii iyo madaxii ururka Alqaacida waxayna Maraykanku raadinayeen mudo ko dhow 10 sano cawa bay daboolka ka qaadeen in ay dileen oo lagu dilay wadanka Bakastaan meel wax yar u jirta Caasimada Islamabaad waxaa la nafbaxay Osama siday sheegeen saxaafada Maraykanku 20 ka mida ururka Alqaacida.

Daawo sida Osama lagu dilay iyo sida dagaalku u dhacay:

Visit msnbc.com for breaking news, world news, and news about the economy

Daawo Obama oo daaha ka qaaday dilkii Osama:

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: