Weriye Cadnaan Saalax iyo Maxamed shaqale oo jeelka loo taxaabay
Waxaa maanta ciidama booliska somaliland gobolka sool ay xabsiga u taxabeen weriyaayasha T-ga Universal iyo Warbaahinta caalamiga ah ee Boocame Cadnaan saalax iyo maxamed shaqale,
xadhiga wariyayaashan waxaa ka danbeeya gudoomiyaha g/sool kadib markii war ka baxay TV-ga Universal lagu sheegay in deeq lacageed oo ay soo direen qurba joogta p/land la soo gaadhsiiyey dadka danyarta ah ee ku nool laascanod, maamulka somaliland ayaa caado u tahay cabudhinta saxaafada g/soolmana aha weriyayaashani markii u horeysey ee la xidh xidho .
Boocame.com
Comments
comments
Category : Wararka Maanta.