Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Roberto Mancini: Man City Waa Ay Ka Fiican Tahay Man United, Mario Balotelli-na Iib Ma Ahan.

Tababaraha Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegtay in kooxdiisa ay weli ka fiican tahay kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United, isagoo sidoo kale sheegay inaysan iibin doonin mustaqbalka dhow ciyaaryahan Mario Balotelli. Mancini iyo ciyaartoydiisa ayaa weli waxaa ku taagan … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Sports, Wararka Maanta | 1 Comment

Saraakiisha Ciidanka Dowladda Jamhuuriyaha Soomaaliya oo sheegay inay ku laabanayaan degmada Mahadaay

Saraakiisha ciidamada xooga dalka ayaa sheegay inay dib ugu laaban doonaan degmada Mahadaay oo maalin ka hor ay ka soo noqdeen, kadib markii ay gaareen ciidamada, iyagoo cadeeyay in ay diyaarsan yihiin ciidamada gaari lahaa deegaanada kale ee gacanta ugu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Lamaanaha Wada Nool Ee Is Jaceyl Sida Laga Donaayo In Ay Iskula Noladaan ( Sir Muhiim Ah )

Lamaanaha Nolol Wadaag Ah Mar Walba Muxibo Iyo Gal Jaceyl In Ay Isku Mujiyaan Oo Ay Isa Siyaan Waa Mid Lagama Maar Maan Ah Oo Meesha Ku Jirta Gabadha Oo Kaliya Lagama Donaayo In Nin Keeda Ay Muxibo Iyo Jaceyl … read more »

Posted in Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta | Leave a comment

Macaane Iga Qosli Sacad Waliba Hadii kale Ima jacelid xabad kale ayaad iga jeceshay

Lamanaha dunida isku jecel ayaa waxay yihiin kuwo aad isku qadariya isku ixtirama, dad kastane oo ka horyimada aad xushmeya sida dariskii koda iyo sxbadooda marnaba aan ka maseeren nin keda xitaa hadii uu naag kale la socodo balse marka … read more »

Posted in Sheeko gaaban | Leave a comment

Maxaad ka taqaan Jacaylkii Layala iyo Qays (sheeko dhab ah)

Layal iyo Qays, waa sheeko jaceel ah oo ka mida sheekooyinka ugu caansan bariga dhexe. Sheekadan waxay taariikhdeedu u noqneysaa illaa qarnigii 7aad. Layla iyo Qeys waa sheeko sida oo kale ku faaftay waqooyiga Afrika iyo India. Hadaba Layla iyo … read more »

Posted in Sheeko gaaban | Leave a comment

Lionel Messi oo jabiyay Rikoorkii Dhalinta goolasha Sanadkan asagoona dhiganaya Rikoor cusub.

Weeraryahanka koooxda Barcelona Lionel Messi ayaa jabiyay rikoor dhalinta goolasha isla markaasna dhigay rikoor cusub kadib markii caawa uu dhaliyay goolkiisa 86-aad ee sanadkaan 2012. Messi oo 25 jir ah ayaa ka saro maray rikoor uu dhigay Gerd Mueller sanadkii … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ] | Leave a comment