Calendar

Macaane Iga Qosli Sacad Waliba Hadii kale Ima jacelid xabad kale ayaad iga jeceshay

Lamanaha dunida isku jecel ayaa waxay yihiin kuwo aad isku qadariya isku ixtirama, dad kastane oo ka horyimada aad xushmeya sida dariskii koda iyo sxbadooda marnaba aan ka maseeren nin keda xitaa hadii uu naag kale la socodo balse marka guriga la soo wada galo ayaa lees weydiyaa waxii maanta qof waliba la soo kulmay ayaga oo isku haya jaceyl aad u baxad weyn iskastaba ahatee sarmiiro waa gabar somali ah aad u jecel nin keda kana danbeysa ayaa warbixn kooban ka bixin ka siiyay shabakada hiiraanka.com hadaba. Samiiro oo aan la xariirnayay ayaa war bixin na siisay ku sabsan dumarka maserka badan qaabka ay u joojin la hayeen nimankooda ay ku soo jiidan karaan hadaba qaado qodobadan ay shegetay Samiiro kuna soo jiido nin kaga hadii uu ka heelo waa hubaal in uu guriga u soo cararo sacad waliba una ka fariisan maqayadaha iyo wixii lamid ah

1: Guriga marka uu soo galo ka hor tag ku bilow salaanta islaamka (Asc) ku dheh madaxa ka taabo hadii uu kulul yahay ku dheh macane qandho miyaa ku heysa macane-

2: Ninkaga waye haka xishoonin ka siib jakada culeeskeda kabaha ka fur ajar bad ka helysa oo xasuso (xadiiskii nabiga (N.N.K.H) xasuuso oo ahaa hadii aan qof amarayo waxan amri lahaa haweyneda in ay nin keeda u juudo)

3: Durba bood oo u diyaari biyo kulul haku soo qubestee.

4: inta uu ku maqan yahay qubeyska cunto kulul uboobsii

5: maanta dhan ayuu shaqeynayay adiga ayuu ka fakarsanaa qeeylo iyo xan ka daa.

5: Sheeko adinka idin qoseysa ka hadla iyo top idin an facaya.

6: ku qanac sanow nin kaga noloshiisa alaah baaa idin qoraye.

7: naag facaa ah oo ku nool nolol ka sareysa ha firin midka aad kujirto ayaa kaga xayato roon markasto u laabo alaaah.

8: markasto ka qoslisii sida uu kuu xasusto marka uu shaqada joogo.

9: xurid buuxdo sii waa uu is garanayaa nin kaga wa hubaa taas aniga oo ah samiiro soo sameyay intan dhan.

10: kadaa gumeysiga ninkaga sida qeeylada aad cadeysateen dumarka somaliyed hadii ad tihiin waa hubaa in uu nolosha kula dhameysanayo

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Sheeko gaaban.
« »

Comment: