Author Archives: Wararka

“Weerarkii maxkamada waa tijaabo awooda dowlada” RW Saacid

Ra’isal wasaraha dowlada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa sheegay in weerarkii 14-kii bishan ay Al shabaab ku qaadeen maxkamada sare uu ahaa mid lagu tijaabinayay awoododa. Waxa u la hadlayay RW Saacid ciidamo gaar loogu diyaariyey iney ka howl-galaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya, Ethiopia to help rebuild Somalia [VIDEO + PHOTOS]

NAIROBI, Kenya, Apr 24 – Kenya and Ethiopia have reaffirmed their commitment to continue working together with Somalia to help its government towards reconstruction. Speaking after holding bilateral talks with the Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn in Nairobi, President Uhuru … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Kenya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Soomaaliya [SAWIRO + MUUQAAL]

Kulan ay wada yeesheen madaxweynaha cusub ee Kenya iyo ra’isal wasaaraha Itoobiya ayay ku balan qaadeen iney caaawin doonaan dowladda cusub sidii ay u hana qaadi lahayeen. Isagoo kahadlayay kulan uu layeeshey Ra’isal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayuu madaxweynaha Kenya … read more »

Posted in Featured, Photos, VIDEOS | Leave a comment

Madaxwaynaha Somaaliya oo xariga ka jaray Xarunta Nabadsugida Qaranka

Madaxweynaha Somaaliya xasan sheekh maxamud ayaa manta xariga ka jiray Xarunta nabadsugida ee Ciidamada Sirdoonka Somaaliyeed oo dhawaan dib loo dayactiray. Munasabadaan xariga looga jaray xarunta Nabadsugida ayaa kusoo beegmatay Sanadguuradii sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegatay markii la.aas aasay ciidamada sirdoonka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment