Author Archives: Wararka

Amaanka Mogadishu oo la adkeenayo

Howl-gal lagu sugayo amniga Mogadishu ayaa ka socday guud ahaan magaaladda, iyadoona ay jiraan shakiyo laga qabo in Al Shabaab ay fuliyaan weeraro Argagixiso. Ciidamo badan oo dowladda ay leehdahay ayaa ka qeyb qaadanayo howl-galka, iyadoona la xirey wadoyin badan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Troops in Somalia ‘broke stadium promise’

Athletes are irked about troops’ refusal to leave run-down facilities in Mogadishu. By: Hamza Mohamed Mogadishu, Somalia – Sports officials here have accused African Union peacekeepers of breaking a promise they allegedly made to move out of Mogadishu Stadium. “They … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

[DAAWO + SAWIRO] Shariif Sh. Axmed oo ku khudbeynaya afka English-ka, jaamacado Mareykan-ka ku yaala

Hogaamiyihii hore ee dowladii federalka Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo iminka dagen wadanka Mareykan-ka halkaas uu u joogo waxbarasho waxa uu ka hadlay jaamacado dhowr ah. Shariif waxa uu si weyn ugu hadlayay arimo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ay soo … read more »

Posted in Diaspora, Featured, Photos, VIDEOS | Leave a comment

Two-year ordeal ends as pirates release six hostages in Somalia

Danish government says no ransom was paid to pirates who held two Danes and four Filipinos for more than two years in Somalia COPENHAGEN—Two Danes and four Filipinos who were held hostage in Somalia for more than two years after … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guul Taariikhi ah Ku tilmaamay Shirka London

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa galabta soo gabagabeeyey socdaal shaqo oo uu labo maalmood uu ku joogey magaalada Garowe ee Puntland. Madaxweynaha iyo wafdigii la socday oo ka koobnaa wasiiro, xildhibaano iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Surrounded by Somali Militants, American Jihadi Live-Tweets His Standoff

Omar Hammami’s enemies appear to be closing in on him. The most wanted American jihadi in Somalia survived a Thursday assassination attempt only to tweet today that his former allies in al-Qaida’s Somali affiliate are stepping up their efforts to … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Tiknoolajiga | Leave a comment

War Dadoow Ciyaalka Dilkooda iska jira (Daawo Sawirro &Muuqaal Xoogbadan)

**Muuqaalka Hoos ka Daawo. Garaacitaanka Carruurta ayaa ah wax aan laga ciyaarin, Waa fal aad u xun sababana dhibaatooyin farabadan oo lasoo gudboonaada cunuga/ta la garaaco mar walba. Falkan aadka u xun ayaa inta badan saamayn weyn ku yeesha carruurta, … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Ninkan Quruxdiisa ayaa Sucuudiga looga Masaafuriyey

Sida lasoo weriyey Cumar Burkan Al Gala ayaa todobaadkii tagay laga soo Masaafuriyey dalka Sucuudiga, sababtuna waxay ahayd dowladda Sucuudiga ayaa Cumar ka ilaalin weydey Dumarka reer Sucuudi. Ninkan aadka looga baqay ayaa isaga iyo saddex nin oo reer Imaaraadka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

WAR DEG DEG: Mahiga oo la badalay

  Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobe Ban Ki-Moon ayaa badalay Ergeygii u qaabilsanaa Soomaaliya Augistina Mahiga iyadoona loo soo magacaabay siyaasi u dhashey dalka Ingiriis-ka. Nicholas Kay ayaa badali doono ergaygii hore iyagoona xafiiska ku kala wareegi doono 3-ka bisha … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Dualle wants Kenya-Somalia border opened

DAADAB MP Mohamed Dualle at the weekend said the closure of the Kenya-Somali border has increased insecurity in Garissa town. Speaking in Garissa Dualle urged the government to consider re-opening the border. “Currently, it’s said that the border is closed … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

DF iyo Maamulka Puntland oo wada hadlay [SAWIRO]

Madaxweynaha dowladda federalka iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa tagay magalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Wafdiga Xasan Sheekh waxa ay wada hadalo la leehyihiin madaxda maamul goboleedka Puntland oo ka wada hadlayaan xiriirka labada dhinac iyo sidii dhaqan galinta … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Maxay soo kordhin kartaa furida safaradda UK ee Soomaaliya?

Dowladda Britain dib ayay uga furtey safaradii ay ku laheed Soomaaliya taas oo irdaha loo laabey 1991-kii markii Soomaaliya ay ka dhaceen dagaladii sokeeye ee awooda looga tuurey dowladii uu hogaaminayay madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Xog-hayaha arimaha dibadda Britain William … read more »

Posted in Featured, Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Bilateral meeting between Presidents of Somalia and Kenya ahead of London Conference [PHOTOS]

The President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sh. Mohamud today had a short working visit to Mombasa to meet with his counterpart H.E. Uhuru Kenyatta, the President of Kenya. The President was accompanied by the Deputy Prime … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Gudoonka Baarlamaanka oo diiday mooshin

Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa diiday in baarlamaanka ay ka doodaan mooshin ku saabsanaa heshiiskii ay dhawaan gaareyn dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. Kulan ay maanta ku yeesheen magalada Muqdisho ayaa Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa baarlamaanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

A Bet on Peace for Somalia [VIDEO+PHOTOS]

MOGADISHU, Somalia—Michael Stock sees things that others don’t. “Imagine this,” he says one recent afternoon, standing on the sunny second-floor deck of his new oceanside hotel in Somalia’s war-battered capital. “There are banana trees where there’s desert now, and there’s … read more »

Posted in Latest Somali News, Photos, VIDEOS | Leave a comment

Just been shot in neck by assassin’: American jihadist live-tweets attack in Somalia and shows picture of his bloody neck

Alabama native Omar Hammami said he was attacked in a tea shop Posted pictures showing blood on his neck and a dark blood-stained t-shirt Hammami blamed Al-Qaida-linked group al-Shabab for the attack An American jihadi in Somalia was shot in … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya dhigiisa Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa imanaya magalada Mombasa ee dalka Kenya halkaas oo kula kulmi dooni dhigiisa. Kulanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta ayaa looga hadli doona arimo badan oo ku jiraan xiriirka labada dal sida uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mareykan-ka:- Si xoogan ayaa u taagereynaa nabad galyada iyo midnimadda Soomaaliya

Kaaliyaha dhinaca siyaasadda ee xog-hayaha arimaha dibadda Mareykan-ka ayaa magalada Washington waxa ay kulan kula qaadatey madaxweynaha maamulka Somaliland iyo wafdi uu hogaaminayo. Kulanka Wendy Sherman iyo Axmed Maxamed Silaanyo waxa looga wada hadlay arimaha amaanka, dimoqraadiyadda iyo dowladnimadda, iyadoona … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Foreign Secretary opens new British Embassy in Mogadishu [PHOTOS]

Foreign Secretary William Hague has travelled to Somalia to open the new British Embassy in Mogadishu. This will be the first time the UK has an Embassy in Somalia since 1991 when the Embassy was closed and the Ambassador and … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

William Hague oo jooga Mogadishu, fureyna safaradda UK [SAWIRO]

Xog-hayaha arimaha dibadda Britain William Hague ayaa jooga Mogadishu uu kulamo kula leehyahay madaxda sarsare ee dowlada federalka Soomaaliya. Safarka Hague oo aan horey loo shaacin, ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde kusoo dhaaweyay wasiiradda arimaha dibadda Soomaaliya Fowzia … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment