Calendar

Banaanbaxyo maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho

cabdishakur_1Dibad baxaan balaaran oo maanta ka dhacay magalaada amuqdisho dibad baxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay gudoomiyaha garabka dhilin yarada xisbiga nabada iyo horo marka cali yasiin sh cali oo war baahinta bartamaha u sheegay inee sii wadi donanaadibad baxayadda

Gudoomiyaha garabka dhalin yarada ayaa intaas ku daray dibad baxa maanta ay soo qabanqabiyeen oo socon doono ilaa laga gaaro hadafka laga leeyahay oo ah rabitaanka shacabka cali yasiin ayaa intaas ku daray dibad baxaan uu yahay kacdoon shacay

Wuxuu shcabka ka codsaday inee fejignadaan sabatoo ah ayuu yiri waxaa xarunta barlamaanka lasoo garsiiyay nuqul qoraal ah oo ku sabsan hishiiskii ugaandha lugu gaaray ee ka kobnaa 10 qodob

Dibad baxaan maanta ka dhacay magaalada muqdisho ayaa ahaa kiisa 3aad ay ka dhaca gobalka banaadir waxaa se la ogyahay inuu ahaa kii ugu nabdonaa ay ka dhaca muqdisho marka loo eego midkii malmihii lasoo dhafay ka dhacay oo galafta naf iyo maal

Inta laga war qabo ayaa waxaa ku dhinta dibad baxayadii ka dhacay magaalada muqdisho laba ruux halka ay ku dhawacmeen ilaa 4 ruux oo dadkii dibad baxa samenaayay waxaa intaas sii dheer in hanta lugu burburiyay labadii maalin uu socday dibadbaxyadaas waxaa hantitaas ka mid ah hotel madiina,

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: