Calendar

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin u diray shacabka Soomaaliyeed

Screen shot 2014-11-12 at 12.54.14 PMMuqdisho (Bartamaha) Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii shalay (Nov. 11, 2014) oo hareeyey fadhigii Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida kaleba ka dhacaan, xeer hoosaad ayuu leeyahay isaga ayaana lagu qaadi qofkii qalad geystey.

Gudoomiyaha ayaa ku tilmaamey Xildhibaanadii diidey in mooshinka la qaybiyo kuwo qiiroodey.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: