Calendar

Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo maanta howlgalo ka sameeyay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

barise

Ciidamada booliska dowlada kmg Ee soomaaliya ayaa maanta holgalo ay ka sameyeen qeybo Kamid ah dagmooyinka ay gacanta ku heyso ee magaalada muqdhisho howllgaladaan ayaa ahaa Kuwo loogu talagalay in aamaanka guud lugu xaqiijo ciidamada ayaa la arkaayay goobaha Halboolaha u aha isu socodka dadka iyo gadiidka .

Afhayeenka Ciidamada boliska dowladda KMG Soomaaliya C/laahi Xasan Bariise waxza uu Sheegay in howlgaladaan ay ahaayeen kuwo loogu talagalay in aamaanka lagu xaqiijiyo.

Afayeenka  ayaa meesha ka saaray in ciidamada dowladda KMG ay hakad kashay howlgaladii ay Wadeen isagow sheegay inan marnaba la joojindoonin talabta ay qadeyn ciidanka booliska si uu Dhibka iyo waxyeelada shacabka u yaraado.

Waxuuna tilmaamay in boliska dowladda KMG Soomaaliya y ka go’antahay in ay amaanka sugaan Isla  markaan ay ka hor tagaan wax walba oo kasoo horjeeda amaanka magaalada Muqdisho.

Arintaan ayaa waxa ay ku soo adeysaa xili ay mudooyinkii danbe magaalada lugu arkaayay Iyadow faraha ka baxday amniga yaraa ay la hestay malmihi danbe hasa ahatee waxaa soo Badanaayay hubkii ay dowlada ka digtay in lala maro wadoonyinka muqdisho balse muda yar aye Dhaqan gashay sharcigaas ay soo saartay wasaarada arimha gudaha iyo amniga qaranka waxaa Soo badanaayay rag sita hub ku dhaxlugeynaayo gudaha caasimada muqdisho .

xafiiska wararka bartamaha: muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: