Calendar

Daawo Aaskii Xildh. Mowliid Macaane iyo Faysal X. Cilmi (VIDEO)

aaskaAaska ayaa waxaa goob joog ka ahaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen labada marxuum, waxaa kaloo kasoo qeyb galay Raiisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashii, R.W. Hore ee Soomaaliya Mudane Cali Geeddi, Xildhibaano, wasiiro ku xigeen, Wasiiro Dowlayaal, iyo asxaabta labada marxuum.

Halkan ka daawo Muuqaalka

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: