read more »">
Calendar

Gabar Soomaaliyeed oo wiilkeeda rabta inay kusoo celiso Canada ayaa Caawintaada rabta ee la xiriir MP-gaaaga

canab300Canab Maxamed Ciise (ILGIIR) waa gabar Soomaaliyeed oo rabta in ay wiilkeeda ay kusoo celiso Canada. Canab waa gabar heysata dhalasha wadankan Canada wiilkeedana waxa uu ku dhashay wadanka Canada wuxuuna heystaa dhalasha wadankan.

Canab wiilkeeda waa wiil jiran oo qaba cudurka layiraahdo ‘Autism’, Dhaqterka wiilka ayaa Canab kula taliyay inay geyso meel kahawo duwan Canada, Canab waxay wiilkeedii u waday Soomaaliya halkaas oo uu lajoogay Ayeeyadiis. Nasiib wanaag willkii waa uu kasoo roonaaday sidii hore.

Wiilka Canab hada wuxuu joogaa Nairobi, iyadoo Ayeeyadii heysay ay kari weysay inay sii heyso, Canab waxaa loo diiday inay wiilkeedii kusoo celiso Canada.

Fadlan kacaawi in Canab ay wiilkeeda kusoo celiso Canada si uu hooyadii iyo walaalihii kale ula noolaado.

Waxaad ku caawin kartaa adigoo laxiriira Madaxda xaafada ama degmada aad ka degantahay Canada.

Riix Links Hoose si aan ula xiriirto MP-ga Xaafadaada:

http://www2.parl.gc.ca/Parlinfo/Compilations/HouseOfCommons/MemberByPostalCode.aspx?Menu=HOC

 

Ama Fadlan Buuxi Halkan Riix Foomkan una gee Madaxda xaafadaada:

 

Call, fax or email the MP of your riding to ask them to take steps to assist Abdihakim’s efforts to return to Canada. Find out who the MP is for your riding by clicking on the link below and then using your postal code.

http://www2.parl.gc.ca/Parlinfo/Compilations/HouseOfCommons/MemberByPostalCode.aspx?Menu=HOC

 

 

Bartamaha Canada.

Comments

comments

Category : Canada [Diaspora], Wararka Maanta.
« »

Comment: