Calendar

golaha isutaga dhalinyarada kacdoonka shacabka oo manta muqdisho kulan ku yeeshay.

Golah isutaga dhalanyarada kacdoonka shacbak somliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalad Muqdisho ayaa ugo baaqay baarlamaanka somaliya in ay joojiyaan waxyaabihii ka soobaxay Shirkii kambaala ee lugo dhaxdhaxaadinayay madaxda sar sare ee dowlada somlia

Godoomiyaha golaha isutaga dhalanyara somliyeed cabadi fitaax cali xasan oo kulankaasi ka dib Saxaafada shir jaraaid ugabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in ay baarlamaanka somaliya Ay ugo baaqayaan in ay ka hortagaan khudubadii  ka soobaxay shirkii ay  garwadenka ka Ahaayeen somali contact Group

 

Dhanka kale c/fitaax godoomiyaha golaha isutaga somliyeed ayaa ubaaqay odayaasha dhaqanka Beelaha hawiye in aysan qaadan waxyaabaha uu tilmaamay in ergiga gaarka ah ee karammada Midoobay uqaabilsan arimaha somliya uu ku doonaya in uu ku kala fugeeya somlia waa sida uu Tilmaamayc/fitaax godoomiaya golaha kacdoonka dhlanyarada .xili maalintii shalay eheed ay Odayaasha belaha muqdisho xubno ka mid ah ay ka ambabaxeen magaalada muqdisho

Iyagoo martqaadka helay mahiiga ergiga gaarka ahee arimah somliya uqaabilsab Qaramadamidoobay.

Odayaasha beelaha hawiye ayaa hada waxay xubno ka mida ah kulusugan yihii magaalada Kambaala iyagoona kuluma la leh obastina mahiiga halkaasi oo ay bartiqadkaga heleen waxan la Sheegay inay wadahadlayaan arimo dhowra ah oo ku saabsan xaalada dalka

Lama ogo waxaabaha ka soo bxi kara kulumada mahiiga iyo odayaasha beelaha muqdisho Xubnahiida ku sugan magaalada kambaala ee caasimada yugaadha.

Xafiiska wararka bartamaha: muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: