Calendar

Ardayda ka qalinjibisay iskuulka muqdisho Primary and secondary oo maanta ka dhacday magaalada muqdisho .

1

Munaasabadaan maanta ka dhacda xarunta F bens  ayaa waxaa soo qaban qaabiyay isla Markaasna shaqaadooy lugu gudoosinaayay ardayda ka qalinjibisay iskuulka muqdisho Primary And secondary  school  ee magaalada muqdisho .

Waxaa ugu horeyn hadal kooban halkas ka soo jeediyay maamulaha iskuulka muqdisho muqtaar Shiikh cismaan oo ah maamulka Muqdisho Primary and secondary ayaa ka sheekeeyay Marxaladihii kala duwanaa uu soo maray iskuulka muqdisho  isagoow xusay in maanta uu aad ugu Faraxsanyahay xaflada qimaha badan ay maanta soo qaban qaabiyen ardaydii iskuulka muqdisho.

Qar ka mida ah ardaydii maanta shahadoonka la gudoosiyay kana qaljibisay ayuu kula Dardaarmay iney si wadaan dadalkii ay so wadeyn ee waxbarashada isagoo la dardaarmar Ardaydii maanta ka qalinjibisay iskuulka muqdisho.    

Sidoo kale waxaa halkaas hadal kooban ka soo jeediyay  macalin cali max,ed cali kaabsol  oo ka Mid ah macalinta waxka ka dhigta iskuulkaas muqdisho Primary and secondary school isagoo Sheegay iney ku dadalaan tacliinta iyo tarbiyada waxaana uu xusay  iney marnaba ay kala marmin Tarbiyada iyo taclinta ayna sii xojiyaan dadalka waxbaro

Waxaa isna halkaas ka hadlay macalin xuseen shire xuseen ceydiid oo sheegay inuu maanta aad Ugu faraxsanyahay munaasabadaan maanta ay ku qalinjibinayaan arday dhameesatay dugsiga Sare wuxuu ugu dardaarmay waxbarashada iney sii xoojiyaan ayna ka fadhiisan ilaa her Jamacadaad ah.

macalimiinta-iyo-maamulka-iskuulka oo halkaas ka hadashay

macalimiinta-iyo-maamulka-iskuulka oo halkaas ka hadashay

Ugu danbentii xaflaadas ayaa ku soo gaba gaboobday jawagi loogu talo galay oo si hersarea ah Waxaan halkaas lugu gudoosiyaay ardaydii dhameesay dugsiga sare oo garaya ilaa 20 arday Shahaadooyin sharaf.

daawo  sawirada munaasabada

14171518xafiiska wararka bartamaha: muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: