Calendar

Gudoomiyaha Degmada C.Casiis oo baaq u diray Haweenka ku…

C.CasiisGudoomiyaha Degmada C.Casiis ee Gobolka Banaadir Mudane C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali  ayaa waxa uu maanta baaq u jeediyay Haweenka ku nool Degmadaasi.

C.Casiis Cusmaan Muxuyidiin Cali ayaa haweenka ugu baaqay in ay ka qeyb-qaataan Sugdiga Amaanka ee Degmada, iyo Guud ahaa Caasimada Muqdisho.

Gudoomiyaha waxa uu Sheegay in Haweenka Muqdisho loogu baahan yahay in ay ka qeyb qaataan hormarka Dalka iyo Barbaarinta Jiilka soo korayo iyo sidii ay ugu barbaarin lahaayeen Wadada Saxda ah.

ugu dambeyn Gudoomiyaha ayaa Haweenka ugu baaqay in ay Ilmahoda ka reebtaan Al-Shabaab oo ay ka fakiraan Mustaqbalkooda.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: