Calendar

Maamulka Ahlusunna Oo Xirtay Goobihii Waxbarasho Ee Degmada Caabud Waaq

waxbarasoCaabud waaq/Bartamaha: Wararka ka imaanaya Degmada Cabud Waaq Ee Gobolak Glagaduud ayaa tibaaxaya in dhamaan Goobihii Waxbasrahada Ee Maanta Albabada u xiren Mamulka Ahlusuna Waljameeca oo halkaasi ka taliya.

Mwaxbarashada maamulka Ahlu Sunna Waljameeca  Sheekh Xasan ayaa ka warbixiyay sababta ay u xireen Goobhaa Waxbarasho E degmada Caabud Waaq isagoo ku fasirayin Goobahaasi Ardayda lagu baro wax aan diinta raali ka aaheyn taasina ay ku sababaeenayaan Xiritaanka Schoolda.
 
“Macaliminta Dugsiyada waxay ardayda baraan Wax aan ku haboonayn Diinta Islaamka, marna raali kama ahaan doono in Goobaha waxbarashada lagu dhigo wax aan xasilooneen” ayaa lag soo xigtay Sheekh Xasan oo ah Madaxada Waxbsrashaad MAamulka Culumada Ahlusunna Waljamceeca E Degmaad Caabud Waaq Ee Gobolka Galgaduud.

Ardayda Wax ka barata Degmada Caabud Waaq ayaa muujiyaya sida ay ugu xun yihin in manta uu xiranyahay Goobihii Waxbarasho iyagoo sheegay in waxa ay baranayeen ay ahaayeen Cilimga Diniga iyo Kuwa Aas Aasiga.

Waa Markii ugu horaysay Ee amaro ksuoo rogaan Goobaha Waxbarsaho Maamulak Ahlusuna Waljameeca iyadona amaradani wali lagu arkin Goobaha WaxabsrahoEe demada Caabud WAaq EE Gobolka Galgaduud.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: