read more »">
Calendar

Madaxweyne Shiikh Shariif iyo wafdi uu hoggaaminayo oo muqdisho dib ugu soo laabtay

Shariif-oo-ka-soo-dagay-diyaarad2-330x240Muqdisho (www.Bartamaha.com):-Waxa maanta magaaladda muqdisho dib ugu soo laabtya wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Sooomaaliya kuwaas oo ka soo duulay magaaladda Istambuul ka dib markii ay kaga qayb galeen shirkii Ururuka Iskaashiga Islaamka ee ku soo dhaamaday dalka Turkiga.

Wafdiga Madaxweynaha waxa ka mid ah Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda, Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Maweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyay madax ka tirsan dowladda iyo saraakiil ciidamadda dowladda iyo kuwa AMISOM

Waxana markii dambe loo galbiyay Xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, mana jirin wax hadal ah oo saxaafadda ay siiyeen isaga iyo wafdigiisa.

W/D:Xafiiska wararka www.Bartamaha.com muqdisho Somala

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: