Calendar

[DAAWO] “Madaxweynow lagu wada amaani maayee, yaan lagu wada caayin” Anas C/Kariim

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatey magalada London cariga Ingiriiska jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Jaaliyadda waxa ay dhageysanayeen madaxda dowladda Soomaaliya oo ka hadlaysa waxqabadka dowladda iyo sida ay ugu dadaaleyso iney dowladnimada iyo amaanka usoo celiso.

Jaaliyadda ayaana iyana dhwor qofood u hadashey oo hadaledooda ay ku fadhiyeen dhiiragalin iyo taageradda ay siinayaan madaxda dowladda iney howshooda ay kasoo baxaan.

Anas C/Kariim oo ah wiil yar oo ka hadlay goobta ayaa soo jeediyey gabaro iyo hadalo kale oo wadanimo, isagoona kula dardaarmay madaxweyne Xasan Sheekh “”Madaxweynow lagu wada amaani maayee, yaan lagu wada caayin”

DAAWO

 

Comments

comments

Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: