Calendar

Mudaharaadkii ugu Waynaa Ee ay qabtaan dhaam dadka ka yimid Bariga Africa

ogadenMudahaadkii ugu waynaa ee ay soo qaban qaabiyaan dhamaan umada Degan Wadamada Bariga Africa ay qabteen oo lagag soo horjeeday Madaxweynaha Ismaamulka Somali Galbeed Abdi Ilay oo ka dhacay Magalada minneapolis isagaa u yimid Shirira uu la qaato Umada Goblka degan, Waxaa mudahaadka ku jiray Somali iyo Weliba Oromo iyo Dhamaan dadka degan Soonaha ay Xooga ku haysato Ethopia Halkan ka Daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: