Calendar

Nin booliis ay garaacayaan isagoo xiran (VIDEO)

seattle beatingBartamaha — Booliiska Maraykanka khaastan kuwa jinsiyadoodu ay cadaanka tahay maxaa sababa markay qabtaan qof ajnabi ah inay si xun ula dhaqmaan ama ayba marmarka qaarkood garaacaan oo ay weliba cay iyo aflagaado ugu daraan.

Video-gan oo uu duubay qof banaanka iska marayay ayaa ku tusinaya askar booliis ah oo reer Seattle, Washington ah oo xiray nin Mexican ah, ninkan ay xireen ayaa dhulka yaala gacmuhuna ka xiran yihiin. Askari ayaa laad ku dhufanaya ninka dhulka yaalla mid kalena ereyo cay ah oo jinsiyadiisa hoos u dhigaya ayuu oranayaa. Laakiin sheekada meesha ugu yaabka badani waxay tahay ninkan ay sidaas u galayaan ugu danbayntii wuxuu kusoo baxayaa nin ay ku khaldameen weyna sii daynayaan.

Intaas oo idilna waxaa video ka duubayay qof kale oo aysan ujeedin.

Daawo: [ via: Dailyga.com ]

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: