Calendar

WAR DEG DEG AH Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku dhintay qarax

Bartamaha — Waxaa gurigiisa la qarxiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sh. Xasan, Qaraxan oo sida uu u dhacay aan aruurinayno wixii macluumaad ah ayaa waxaa naloo sheegay in Wasiirku uu soo gaaray dhaawac, kana soo gaaray qaarka dambe.

Wasiir C/shakuur Sh. Xasan ayaa iminka lagu daweynayaa isbitaalka Banaadir.

Waxaa kaloo nasoo gaaraya qaraxan inuu ahaa ismiidaamin ayna ka dambaysay haweenay ay isku qoys ahaayeen Wasiirka.

Wixii faahfaahin ah kala soco www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: