Isku dhacyo ka socda agagaarka madaxtooyadda Masar [ SAWIRO + MUUQAAL ]

Qaska-Egypt-1

Taarayaasha madaxweynaha Masar Maxamed Morsi iyo banaanbaxyada mucaaradka ayaa iskugu dhacay agagaarka madaxtooyadda, iyadoona ay jiraan dhaawacyo. Koox tiro yar oo dhaqdhaqaaq yaal mucaaradka ka mid ah ayaa ka sameystey meel deegaanah banaanka madaxtooyadda iyadoona kumanaan oo kazoo horjeeda awoodihii dheeraadka ee u isa siiyay madaxweyne Morsi ay More...

by Editor | Published 167 days ago
On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka

Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya. Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday More...

On Saturday, May 18th, 2013
0 Comments

Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”

Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";