Negativity toward Somali neighbors fosters hatred
I am writing to address Somali bias in Minnesota. Many of us believe that the Somali people who moved here as refugees drain the U.S. economy. From my point of view, these refugees do not hurt the economy. Yes, it is true that their path to citizenship is paid by the government, but they are on their own once they are left in this country. Many economists More...
IGAD oo sheegtay in ay diyaar u tahay xalinta Jubooyinka
Xogyaha guud ee Urur Goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay kulankii shalay ay wada qaateen wafdigii uu hogaaminayay iyo Madaxda ugu sareysa Xukuumada Soomaaliya. Mudane Maxbuub Macalin ayaa shaaca ka qaaday More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...










