Calendar

Aadan Madoobe oo ku eedeeyay Al-Shabaab in ay ka soo horjeedaan in Deeqaha la gaar siiyo dadka barakayaasha.

aad

Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo ahaa gudoomiyihii hore ee baarlamaanka kMG Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay abaaraha baahsan ee xiligaan ka jira gobalada wadanka Soomaaliya. 

Adana Madoobe ayaa waxa uu ku eedeeyay Al-Shabaab  in ay ka soo horjeedaan in Deeqaha la gaar siiyo dadka barakayaasha oo ay si aad ah xiligaan ay u saameeyeen abaaraha Baahsan ee ku dhuftay gobalada dalkeyna Soomaaliya .

Adan Madoobe ayaa sheegay in loobaahanyahay in xiligaan gurmad loo fidiyo dadka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu Saameeyeen.

Hadalka Xildhibaan Adan Maxamed Nuur Adan Madoobe ayaa waxa uu ku soo adayaa xili haatan Dadka Soomaaliyeed ay si aad ah ay saamayn ugu yeesheen abaaraha baahsan ee ku dhuftay Gobalada Soomaaliya.

xafiiska wararka bartamaha : muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: