Calendar

U gargaar dhibane Maxamed Yare

3

Bartamaha (Kuala Lumpu-Malaysia):-Tan iyo markii ay qeylo dhaan ka soo yaartey qoyska dhibane Maxamed Xasan oo ahaa wiil yar 14 jir dhaawac ka soo gaarey dagaaladii ka dhacaya magaalada muqdisho sanadii 2010 waxaa n dhintey dhamaan neerayaasha kaliya axa uu ka noolaa qeybta sare sida Madaxa waxaa loo soo qaaday magaalada kuala lumpur caasimada dalka Malaysia si loogu daaweeyo waxaan xiligaasi qeyb weyn ka qaadatey ganacsato soomaaliyeed waxa u soo maray maraxaladao kala duwan sida aad ku daawateen warxbixintii hore, codsigiisa ahaa in la caawiyo waxaa ka soo jawaabey dadweyne soomaaliyeed intooda kheyrka jecel.

Waxaana durabadiiba u bilaabatey daaweynta isagoo lagu daaweyneyna isbitaalka ugu weyn Malaysia ee Kuala lumpur hospital, dhaqaatiirta ayaa horey u sheegeen inuu u baahan yahay daaweyn gaareyso sanad taasoo qarashka ku baxaynaya bishiiba ay tahay lacan 2800 oo lacata malaysia una dhiganta 900 oo doolarka mararkeynka ah bishiiba.
Anagoo inoo suurta gelin inaan idinkaga soo gudbino muuqaal arimo isbitaalka aawgiisa ah ayaan waxaan ka soo qaadney sawiro, waxaa sawirada ka muuqata isagoo u bilaabatey fiisa tarabiyo taaso aad ka dheehan kartaan sawirada waxaan dib u soo laabatey noloshiisa waxaana muuqata inuu dib u soo kabsanaya dhaqaatiirtusa waxey ku adkeysteen hadii sidaan lagu wado in xaaldiisa caafimaad wax weyn iska badali doonta.

6
Abtigiisa thaabit oo gacanta ku haaya caawinta wiilkan yare e xanuunsan ayaa waxaa u noo sheegey inuu marka hore u mahadcelinaya walaalaha soomaaliyeed ee is xilqaamey islamarkaana gar gaarka usoo fiidey wuxuu kaloo hoosta ka xariiqey ineysa weli ku filneyna qarashka ay heystaan taasoo ay u noqotey bilow wixii ay horey ugu soo diireen walaalaha soomaaliyeed waxse mar kale uu ku celiyey in ay weli u baahan yihiin gacanta walaalaha soomaaliyeed si ay bad baadiyeen nolosha wiilkaan yar ee dhibaateysan.
Isku soo wada duboo maxamed xasan oo qoyskiisa ku nool muqdisho islamarkaana ka soo jeeda qoys aad u dan yar ayaa aabihisa waxa uu yahay curiyaan aan waxba qabsan Karin mana ka bixi karaan daaweynta wiilkooda, maxamed ayaa ahaa ardey wax ka baran jirey dugsiga hoose Ma’muur eek u yaala muqdisho , maxamed oo inala Hadley ayaa aad ugu faraxsanaa daaweynta cusub ee u bilaabtey isagoo welibana ku faraxsanaa walaalaha soomaaliyed ee u soo gurmadey, iminka waxa u dhaq dhaqajin karaa gacmaha waxeyna u hurseedey nolol cusub waxaana lagu xiraa qalab aad u sareeya oo loogu sameeya fiisa tarabiyada.
Wixii faah faahin waxaad kala xiriiri kartaan abtitigiisa Thaabit xasan mubaarak oo aad ka heli kartaan telfoonka iyo e-mailka hoos ku qoran.

Halkan ka daawo Muuqaalka Warbixintii hore

Said Omar baaffo
Kuala lumpur -Malaysia

Thaabit Maxamed Xasan
+60 12 935 6092
e-mail: [email protected]

070720113795

12

13

.

5

Comments

comments

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: