Calendar

Akhriso Heshiiska Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya +VIDEO

Akhriso Heshiiska Puntland iyo Dowladda Faderaalka Soomaaliya

Garoowe (BARTAMAHA) Waxaa Maanta oo Talaado ah Taariikhduna Tahay 14-10-2014 Soo Dhammaaday shirkii Wada Xaajoodka Magaalada Garoowe Caasimada Dowladda Puntland uga soconayey Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya .

Gabagabada shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ,Madaxweyne ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camay ,Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire,Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaliya Mahad Cawad.

Shirka ayaa waxaa sidookale Goob joog ahaa Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Nicholas kay, Wakiilka gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey , Wakiilka gaarka ah ee Midowga Europe u qaabilsan Soornaaliya Ambassador Michele Cervone d’urso iyo Safiirka Ethopia u fadhiya Soomaliya iyo Gudoonka IGAD Ambassador Wondimo Asamnew.

Qodobada ka soo baxay shirka ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed.

Daawo Muuqaalka Qodobada Shirka kasoo baxay:

Hoos ka akhriso Heshiiska

Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 1 Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 2 Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 3 Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 4 Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 5 Heshiiska Puntland iyo dowladda faderaalka 6

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: