Calendar

AMISOM oo ku tilmaantay dilalka qorshaysan inay yihiin kuwo lagu hor istaagayo ammaanka dalka

sarakTaliska AMISOM ayaa ka hadlay dilalkii qorsheysna ee ay Al-shabaab ka fulisay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in weerarradaas ayyihiin kuwo la doonayo in wax loogu dhimo amniga dalka ee soo hagaagay.

Afhayeenka AMISOM Col. Cali Aadan Xumad oo shir jaraa’id qabtay maanta ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin dilalka qorsheysan ee loo geysanayo qaybaha bulshada, kuwaasoo uu ugu dambeeyay afhayeenkii odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan oo shalay lagu dilay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Afhayeen ayaa shacbiga ka codsaday inay gacan ka siiyaan sidoo loo soo qaban lahaa kuwo weerarada lagu naafaynayo shacabka ka gaysta magaalooyinka dalka.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: