Author Archives: Garyare

Maxaa la gudboon xukuumada Farmaajo ee kalsoonida heshay???

Waxaa dadka somali si xoog leh ugu hawl galay in xukumadan barlamaanku ansixiyo. dumar badan, culumaa’udiin,  ganacsato, aqoonyahanno, odeyaal , dhallin yaro, qurba joog iyo dalka gudihiisa joog , siyaasi iyo siyaaso ka- warqaba  waxaa loo wada guntadey  hirgalinta xukuumadan,  … read more »

Posted in Maqaallo / Articles | Leave a comment

WAR DEG DEG AH:- Ciyaaryahanka Somaliyeed ee ku ciyaaraha Wadanka Holland Magan Dahir oo shil galay.isla markaana loola cararay isbitaalka.

   Ciyaaryahan ka kubada miiska miiska ee wadanka Holland Magan Dahir Yusuf ayaa galabta gelinkii danbe waxaa uu shil weyn ku galay wadada furan ee Gobolka Fryslan ee uu ka degan yahay Wadanka Netherlands,waxaana shilkaasi uu galay kadib markii uu … read more »

Posted in Featured, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment

Kooxda Qeylo dhaan ayaa soo saartey hees cusub oo la yiraahdo ‘’Xildhibaan-nimooy xaal qaado’’.

Kooxda fanaaniinta wadaniga ee Qeylo dhaan ayaa soo saartey hees cusub oo ay ku cabirayaan aragtida ay ka qabaan xildhibanada dalka Soomaaliya  ka jira maanta iyo nooca ay yihiin, islamarkaana waxay tilmaamayaan inay doonayaan Baarlamaan xor ah oo xiiso loo … read more »

Posted in Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta | Leave a comment