Calendar

Dhallinyarada Soomaalida Ingriiska oo Xabsiyada Buuxiyay

11Mid ka mid ah xabsiyada Ingriiska oo lagu magacaabo Feltham Young Offenders Institute oo ay ku xiran yihiin dhallinyaro gaaraya 2000 ayaa la sheegay in 632  kamid ah ay yihiin Ajnabi ka yimid dalal kale. Dhallinyaradaas ajnabiga ah waxaa ugu badnaa oo kaalinta koowaad galay Soomaaliya.

Halkan ka fiirso Shaxda iyo siday dalalku u kala horeeyaan.

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: