Calendar

Daawo: Germany oo Brazil Cagta Marisay 7-1 Semifinalka

brazil sorryIyadoo uu ka maqan yahay Kabtankooda Thiago Silva iyo Ciyaaryahankooda caanka ah Neymar Jr ayaa Brazil waxay maanta foodda is dareen dalka Jarmalka, Kulankoodii Semi Final-ka. Laakiin cid u malaynaysay inay sidaan loo geli doono Brazil ma aysan jirin. 5 Gool iyo 0 ayaa soddonkii daqiiqo ee ugu horeeyey lagu lahaa Brazil waxaana loo raaciyey 2 Gool oo kale. Ciyaartuna waxay ku dhamaatay 7 – 1.
Bal aynu aragno Baroorta reer Brazil.

Wiilkan miskiinka ah keligiis ma ahane Brazil oo dhan baa ilmaynaysa, Filanwaa!.

Gabartan maxaa looga ilmeysiiyey

5

Gool iyo 30 Daqiiqo, Yaab aan horay loo arag

Goolkii 6aad

Goolkii 7aad.

“Dhulkay nagu jiideen” Luiz Scolari

Luiz Scolari   AUN Brazil

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, World Cup 2014.
« »

Comment: