Calendar

gudiga dastuurka madaxa banaan oo maanta muqdisho kulan latshi ah la sameeyay r/wasaarihii hore max,ed c/llaahi farmaajo .

farmaajo 1 

Gudigaan madaxa banaan ee dastuur u sameynta dalka ayaa maanta kulsn la tashi ah la yeeshay R/wasaarihi hore max,ed c/llaahi max,ed farmaajo kulankaan ayaa waxaa ka qeybbgalay wasiirka Wasaaradda dastuurka .arimaha federalka iyo dib u hishiisiinta mudane max,ud max,ed bono

Wasiirka dastuurka arimaha federaalka iyo dib u hishiisiinta maxamuud maxamed bono ayaa Saxaafada u sheegay in r/wasaarihi hore mudane farmaajo uu ku dhiiri giliyay inay sii wataan Howlahooda

 

Iyadoo xubnaha gudigaas ay meesha ka balan qaadeen inay waqtiga loogu talagalay ay ku soo Dhameeyn donaan howlaha dastuurka.

Wasiirka ayaa ayaa balan qaaday in mudada sanadka ah ee loogu daray het,adaha dowlada Mudadaas inteyn dhamaan ka hor ay soo gabagabeyndonto dastuurka uu yelandoono dalka.

 

xafiiska wararka bartamaha:muqdisho

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: