Calendar

Jamaacada ADMAS University ee dalka Itoobiya oo xaruun ka furtay Garoowe (sawirro)

Garowe_ Jaamacadda caalamiga ah ee Admas University College ayaa xarun waxbarasho waxay ka furatay magalada Garoowe xarunta Puntland.

Jaamacadaan oo ay fadhigeeda wayn uu yahay magalada Addis ababa ayaa waxa ay xarunta ay Garowe ka furtay ku sheegtay in lagu dhigi doono saddex Faculty oo kala ah.

Faculty of Business
1. Accounting
2. Economics.
3. Management.
4. Marketing Managemnet.

Faculty of Informatics.
1. Computer Science.
2. Information Technology.
3. Office Adminiistration and Technology Systems.

Faculty Of Social Sciences
1. Developmental Studies
2. Sociology.
3. Educational Planning and Management.

Gudoomiyaha Jaamacadda Admas Axmed Shiikh Cabdiraxmaan oo warbaahinta kula hadlay mgalaada Garowe ayaa sheegay inay hadda bilaabeen is-diiwaan galinta ardayda ayna ku eg tahay labaatanka isla bisha 3-aad.

Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay Jamacadda inay xarun ku lee dahay magalada Hargaysa ee Somaliland ayna aad u jecel yihiin in gobaladda kale la gaarsiiyo.

Xafiiska mamulka Jaamacadda

21-450x342 31-450x342 41-450x342 51-450x342

 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: