Calendar

Khasaaraha ka dhashay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho

dhaawacaMuqdisho (RBC Radio) Dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa khasaaro aad u badan waxa ay ka soo gaaertay dadka shacab ah ee aan waxba galabsan.

Inkastoo dhinacyada dagaaladamay dhinacwalba uu sheeganayo in uu guulo ka gaaray dagaalada ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa hadana khasaaraha lahubo waxa uu soo gaaray dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Isbitaalada magaalada Muqdisho ayaaiminka waxaa lagu dabiibayaa dhawaxyadii ugu danbaa ku waxyeeloobay dagaalada maalmihii la soo dhaafay ka dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Dhaawaxyada ugu badan ayaa waxaa la gaarsiiyay Isbitalka Dayniile ee Magaalada Muqdisho maadaama magaalada Muqdisho ay gabi ahaanba kala go antahay.

Inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho inkabadan 50 ruux halka ay ku dhaawacmeen in kabadan 100 ruux oo kale.

Dadka ugu badan ee shacab ah waxa ay ku waxyeeloobeen madaafiicda aanan loo meeldayin ee lagu garaaco xaafadaha magaalada Muqdisho oo a

====================

Source: Raxanreeb.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta and tagged , , , , .
« »

Comment: