Calendar

Madaxweynaha SSC Xaglatoosiye oo Canbaareeyey Maamulka Siilanyo yo dagaalkii saaka

sscMadaxweyhana SSC Dr. Saleebaan oo maanta Canbaareeyey Maamulka Somaliland oo uu hogaaminayo Mahamed Ahmed Siilaanyo oo saaka Dagaal ku soo qaday Meel ku dhow Magalada Buuhoodle oo ay hore isgu weerareen Ciidanka beesha iyo kuwa SSc oo ku sugnaa goobtaas wiigan. waxaa waraysi ka qaaday Dr. Saleebaan, Weriye Mahamed Wiilwaal oo jooga Minneapolis. Halkan ka Daawo

Halakan ka dhegayso Radio Ga oo dhan oo aan ku waraysanay Qaar kale oo ka mida Odayaasha beesha Buuhoodle iyo Qaar ka mida Maamulka SSc oo uu ka mid yahay Madaxweyhana SSC Dr. Saleebaan iyo Afhayeenka Maamulaka SSC Mahamoud Ismaail iyo weliba Oday beeleed Abgaalo oo weliba sheegay in aan ciidanka ssc ka dagaalamay goobtaas ee uu yahay ciidanka reer ka dega Buuhoodle oo kaliya.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: