Calendar

Maxkamad Saarida Madaxweynihii horre Masar oo maanta ka bilaabatay Magaaladda Qaahira

Hosni-Mubarak-007Qairo (www.Bartamaha.com):- Ka dib markii maalin dib loo dhigay maxkmad saarida madaxweynihii hore Masar Xusni Mubaarak sababo la xiriira is qabqabsi ku dhexmaray banaaka horre maxkamadda taageerayaasha Mubaar iyo kuwa ka soo horjeedar ayaa maanta waxa mar kale magaaladda Qaahira ka bilaatay Maxkamadda Mubaarak.

Mubaar oo 83-sano jir ah ayaa lagu eedeeyay in uu amray in la dilo 850 qof horaantii sanadkan intii ay socdeen dibaxyaddii xukunka looga tuuray.

Mid ka mid ah dadka goobjogaayasha ayaa beeniyay Mr Mubarak in uu armar wasiirkii arrimaha gudaha in la toogto dibaxyaasha.

Dhageesiga Maxkamadda maanta waa tii afaraad ee la soo taago Xusni Mubaarak.

Maalintii Isniinta Afar sarkaal oo Poolis ah ayaa la rabay in la soo taago maxkamadda si ay u cadeeyaan doorkii uu ku lahaa Mubaarak dadka la laayay.

W/D:Xafiiska Wararka Muqdisho www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: