Calendar

Qarax ismiidaamin oo Magaalada Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada).

bolisismidamin1

Bartamaha (Muqdisho):-Qarax ismiidaamid oo saakay lala beegsaday saldhig boolis oo ku yaal degmada Xamar Jajab ayaa waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 17 qof halka ay ku dhaawacmeen tiro kalle oo dad ah.

inta badna dadka Dhibaatadda ay qaraxaan ka soo gaaray ayaa u badan Ciidan ka tirsan DFKMG ee Soomaaliya iyadoo Al-shabaab ay mas’uuliyada Qaraxan sheegteen.

Halkan ka daawo Qaar ka tirsan Sawiraadii laga soo qaaday Qaraxan.

bolisismidamin1

bolisismidamin2

bolisismidamin3

Comments

comments

About sayfudiin Abdalle

Am A Somali Journalist current live and study in Malaysia Southeast Asia.
Category : Featured, Photos, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: