Calendar

Sanad Guuradii 20aad Ee Somaliland oo ka dhacaysa Minneapolis, MN

Independence daySanad guuradii 20 ad ee Somaliland oo lagu xusayo goblka Minnesota waxaa ka soo qayb galaya fanaan isugu jirta kuwa Waqoyi Ameerika iyo kuwa Yurub oo ay ka mid yihiin Nimco Yaasin Caraale, iyo Abdifataax Yare, waxaa sanadkan la filayaa in uu noqdo mid ka duwan kuwii kale waxaan idiin ku soo gudbin doonaa heesha habeenkaas www.Bartamaha.com

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Minnesota.
« »

Comment: