Calendar

Telefishinka Qaranka oo hawada soo galay (Tijaabo), Daawo Heesta & Promos (VIDEO)

SNTV logo FinalTelefishinka qaranka Soomaaliyeed ayaa hawada Soo galay isaga oo tijaaba ah.

Telefishinka ayaa waxa uu hawada soo galay 12:00 PM maanta (Isniin) xilliga magaalada Muqdisho, waxaana si toos ah looga daawan karaa Satalite-ka Thaicom Frequency: 3551MHZ Polaris: H SR 1333 Fec 3/4.

TV-ga qaranka ayaa hawada ku jiri doona 24saac ee maalinn walba.

Heesta Telefishinka Qaranka oo ay qaadayaan Hobolada Waaberi:

Hoos ka daawo Fiidiyowyo loo sameeyay TVga.

Loogada TV-ga ama astaanta TVga oo muusig wadata:

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: