Calendar

Dhibaatada ay tahriibtu leedahay (VIDEO)

tahriibBartamaha — Dhibaatooyinka dalkeena ka jira ayaa sababay in Soomaali fara badan ay u qaxaan dalalka jaarka nala ah, Soomaalida u qaxda Yemen iyo dhanka carabaha ayaa waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin fara badan.

Safarada ay galaan ayaa waxaa lagu magacaabaa ama loogu yeeraa TAHRIIB, Ereygan (garan mayno cidii soo hindistay) ayaa markaad maqasho waxaa maskaxdaada kusoo dhacaya rafaad iyo dhib aan la cabiri karin qof u bareeray.

Daawo Video-gan ka sheekaynaya dhibaatada Tahriibta:

Xigasho: Aduunyo.com

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: